Ciyaaraha

Laacibka kooxda Manchester City Samir Nasri oo mar kale iska diiday in uu dib ugu laabto xulka dalka France

Xidiga qadka dhexe ee kooxda Manchester City Samir Nasri ayaa hoos u dhigay wararka ku aadan in uu dib ugu laaban doono xulka dalka France ciyaaraha Uero 2016 Laacibkii Hore ee kooxaha Marseille iyo Arsenal ayaa markiisan ugu dambeeysay kasoo Muuqday xulkiisa France sanadkii 2013 tan iyo xiligaas kama uusan soo muuqan xulkiisa dalka France Sidoo kale laacibka kooxda Manchester City ...

Read More »

Macalinka Holland Danny Blind oo Guul u rajeeyay laacibkii Hore ee kooxda Manchester United Van Persie’

Macalinka xulka dalka Holland Danny Blind ayaa u rajeeyay Guul wacan xidigii Hore ee kooxda Manchester United Robin van Persie’s kadib markii uu ku biiray kooxda dalka Turky ee Fenerbahce. Van Persie ayaa ka dhaqaaqay kooxda Manchester United kadib markii uu booskiisa ka waayay  wuxuuna kusoo Bilowday kaliyah 6-kulan dhamaan kulamada uu u ciyaaray xili ciyaareedkaan 32-jirkaan Horey Ugu soo ...

Read More »

Philippe Coutinho oo Laga Saaray Xulka dalka Brazil kadib Dhaawac Soo Gaaray kulankii Shalay

Ciyaaryahanka kooxda Liverpool Philippe Coutinho ayaa laga saaray xulka dalka Brazil ciyaarayaha isreebreebka Koobka aduunka ee dalka Brazil iyadoona Badalkiisa loogu yeeray laacibkii Hore ee kooxda Real Madrid iyo AC Milan Kaka Macalinka xulka dalka Brazil Dunga ayaa sheegay in laacibkiisa kooxda Liverpool Philippe Coutinho in uu ku dhaawacmay kulankii shalay ee dhaxmaray kooxaha Liverpool iyo Evertoon Xiriirka dalka Brazil ...

Read More »

Theo Walcott : Macalin Wenger wuu ku Faraxsan yahay Guushii aan ka Gaarnay kooxda Manchester United

Xidiga kooxda arsenal Theo Walcott ayaa aaminsan in guushii ay ka gaareen kooxda Manchester United ay ka dhigan tahay in ay kooxda arsenal ay sameynayso Bandhig wanaagsan uuna ka Faraxsan yahay macalin Arsene Wenger Kooxda Gunners ayaa 3:0 kaga adkaatay kooxda Manchester United xili 20-daqiiqo ee ugu Horeysay ay Goolal dhaliyeen xidigaha Alexis Sanchez oo labo dhaliyay iyo  Mesut Ozil ...

Read More »

Jose Mourinho : Waan Ka Tagi doonaa kooxda Chelsea Hadeysan I Rabin Ciyaartooda

Macalinka kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa sheegay in uu kooxda Chelsea  ka Tagi doono Hadii uu Lumiyo Kalsoonida ciyaartooda ku sugan Garoonka Stamford Bridge Macalinka reer Portugal ayaa Cadaadis Xoogan la Kulmaya xili ciyareedkaan kadib markii uu ku Bilowday qaab ciyaareed aad u xun waxuuna kooxda  ku Hogaamiyay Kaalinta 16-aad ee kala sareynta Horyaalka ingiriiska Macalinkii Hore ee kooxda Real ...

Read More »

Jamie Carragher : Macalinka ku Hoboon shaqada kooxda Liverpool waa Jurgen Klopp

Daaficii Hore ee kooxda Liverpool Jamie Carragher ayaa aaminsan in shaqada kooxda Liverpool uu u qalma Ninka reer Germany ee Jurgen Klopp kadib markii shalay Laga ceyriyay shaqadaas macalin Brendan Rodgers Jamie Carragher ayaa sidoo kale aaminsan in macalin Jurgen Klopp uu yahay mid inta badan ku wanaagsan shaqada kooxda Reds markii loo eego ninka reer Talyaani ee Carlo Ancelotti ...

Read More »

Brendan Rodgers oo laga Ceyriyay Shaqada kooxda Liverpool

Macalinkii kooxda Liverpool Brendan Rodgers oo shaqada kooxda laga Ceyriyay Kadib Barbaro ay Kooxdiisa la Gashay kooxda Evertoon 42-jirkaan ayaa Liverpool shaqadeeda qabtay xili ciyaareedkii 2012 isagoona kooxda ku Hogaamiyay Kaalinta labaad xili ciyaareedkii aynu soo dhaafnay madkii ka Horeeyay kadib Labo dhibcood ay kaga qaaday kooxda Manchester City Xili ciyaareedkaan ayuu kooxda ku Hogaamiyay kaalinta 7aad waxuu Galabta Barbaro ...

Read More »

David Luiz”  Philippe Coutinho Waa In uu Ka Tagaa kooxda Liverpool

Daafaca kooxda Paris Saint-Germain David Luiz  ayaa aaminsan in xidiga ay isku dalka Yihiin ee Philippe Coutinho uu ka Tagi doono kooxdiisa Liverpool hadii ay usoo Bixi weyso Koobka Champions League Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Brazil ayaa Bandhig wanaagsan ka sameeyay kooxda Liverpool Tan iyo markii uu kaga Yimid kooxda Inter Milan xili ciyaareedkii  January 2013 Mudooyinkii dambe ...

Read More »

Roy Hodgson” Ross Barkley waxa uu leeyahay Tayada xidigihii Hore ee xulka Talyaaniga Baggio iyo Totti

Macalinka xulka dalka England Roy Hodgson ayaa aaminsan in xidiga kooxda Evertoon Ross Barkley uu leeyahay Tayada Xigihiisa Hore ee xulka dalka Talyaaniga ee Roberto Baggio iyo Francesco Totti xili uu xidiga uu doonayo in uu dhaliyo Goolal badan Xidiga Barkley ayaa Bandhig wanaagsan sameeyay xili ciyaareedkii soo dhamaaday isagoona Bandhig wanaagsan kula Bilowday kooxdiisa Evertoon xili ciyaareedkaan Bilowday 21-jirkaan ...

Read More »