Barnaamijyada

Akhriso:-Maamul Goboleedka Galmudug oo Amar Culus Soo Saaray+Dhageyso

Wasiirka dib u heshiisiinta Mamulka Galmudug Maxa’ed Colaad oo la hadlay Idaacada Simba ee Magaaladda Muqdisho ayaa sheegay in inta badan ay xaliyeen Khilaafka soo laalaabtay ee u dhaxeeyey maleeshiyo beeleedka wada daga Gobolka Galgaduud ee bartamaha dhulka Soomaaliya. Wasiirka ayaa sheegay in wasaaradiisu ay ku guulaysatay in ay xaliso liisaska 4liis kuwaas oo dhaamaan xal laga gaaray. Dhanka kale ...

Read More »

Dowladda Qatar oo Gargaar Gaarsiisay Qaxootiga Soomaaliyeed ee Ku Nool Kenya

Dowladda Qadar ayaa sheegtay in deeqo kala duwan ay la gaareen Qoxootiga Soomaaliyeed ee kunool xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab dalka Kenya halkaa oo lasheegay in dhibaatooyin kala duwan ay heysatay qoysas kaasi kunool xeradaasi. Hay’ad samafal oo laga leeyahay dalkaasi qadar islamarkaana kashaqeysta arimaha samafalka ee marka magaceeda lasoo gaabiyo looyaqaan  (QC)  ayaa sheegtay in kudhawaad 1,000 qoysas soomaali ah ...

Read More »

Maandooriye Xashiish oo Lagu Gubay Hobyo ee Gobolka Mudug+Sawirro

Doon siday daroogo aan tankeeda la sheegin ayaa dhawaan si dhuumaaleysi ah ugu soo xiratay Dakadda macmalka ah ee Hobyo oo hada la qorsheynayo in balaarin iyo dib u dhis xoog leh lagu sameeyo kadib markii uu Madaxweyne Farmaajo dhagax dhigay dabayaaqada sanadkii dhaamaday. Gudoomiyaha dagmada Hobyo ee dowladd goboleedka GalMudug C/laahi Faat oo la hadlay barnaamijka bartilmaameedka ee ka ...

Read More »

Waa Maxay Sababta Magaaladda Muqdisho Qaraxyadda Ugu Dhacaan?

Afhayeen u hadlay Ciidamada midowga Africa AMISOM ee Soomaaliya jooga ayaa sheegay in ciidamadooda ay wax eed ah ku lahayn qaraxyada ka dhaca magaalada Muqdisho ee dagaalyahanada Xarakada Al-Shabab ay geystaan Waxa uu  sheegay in ciidamadooda ay Soomaaliya ka qabteen shaqo badan oo ay Al-shabAab ka saareen dhawr magaalo hase ahaatee sugida amaanka magaalada Muqdisho ay u xil saaran yihiin ...

Read More »