Ciyaaraha

Eliaquim Mangala “ Cidna ma Joojin Karto xidiga reer Argentine Sergio Aguero

Daafaca kooxda Manchester City Eliaquim Mangala ayaa aaminsan In aan cidna Joojin Karin laacibka Sergio Aguero kadib 5-Goal uu ka dhaliyay kooxda Newscast United Xidiga heerka caalami ee xulka dalka argentine Sergio Aguero ayay ku qaadatay 20-daqiiqo in uu dhaliyo 5-Goal xili ay shalay 6:1 ay kaga adkaadeen kooxda Newscastle United Daaficii Hore ee kooxda Porto Eliaquim Mangala oo qeyb ...

Read More »

James oo loogu Yeeray xulka dalka Colombia xili uu dhaawacan Yahay Laacibka

Xulka dalka Colombia ayaa u wacay Ciyaarahanka kooxda Real Madrid James Rodriguez ciyaaraha isreebreebka koobka aduunka sanadka 2018-ka Xidiga qadka dhexe ee kooxda Real Madrid James Rodriguez ayaa dhaawac kaga Maqan kooxdiisa Real Madrid wuxuuna seegay kulamo ka Tirsan Horyaalka dalka Spain Laakin macalinka kooxda Real Madrid Rafa Benitez ayaa sheegay in James Rodriguez oo qeyb ka yahay xidigaha ka ...

Read More »

Emmanuel Petit” Wenger waa In uu Horyaalka Ingiriiska uu ku guuleystaa Xili ciyaareedkaan

Xidigii Hore ee qadka dhexe kooxda arsenal Emmanuel Petit ayaa u sheegay macalinka kooxda arsenal Arsene Wenger’s in loogu Baahan yahay In uu ku Guuleysto Horyaalka dalka Ingiriiska ee Premier League Macalinka reer France Arsene Wenger’  ayaa ku Guuldareystay in uu ku Guuleysto Horyaalka dalka Ingiriiska tan iyo xili ciyaareedkii 203/2004 markaas uu Unbeaten uu ku qaaday Horyaalka Emmanuel Petit ...

Read More »

Costa oo laga saaray xulka dalka Spain ciyaaraha Isreebreebka Uero 2016 iyo laacib Nolito oo loogu yeeray

Weeraryahanka kooxda Chelsea Diego Costa ayaa ku guuldareystay in loogu yeero xulka dalka Spain ciyaaraha isreebreebka Uero 2016 taasi badalkeeda ayaa loo yeeray xidiga kooxda Celta Vigo Nolito Costa ayaa Bandhig aan qancin kooxda Chelsea xili ciyaareedkaan soo Bandhigay isagoona seegi doono kulamada ay xulkiisa ay wajihi doonaan xulalka Luxembourg iyo  Ukraine, Weeraryahanka kooxda Celta Vigo Nolito ayaa Bandhig wanagsan sameeyay ...

Read More »

Louis van Gaal: Arsene Wenger Waa Mid kamid ah Macalimiinta Ugu wanaagsan aduunyada

Macalinka kooxda Manchester United Louis van Gaal ayaa aaminsan in uu yahay macalinka kooxda Arsenal Arsene Wenger mid kamid ah macalimiinta Ugu wanaagsan aduunyada  ka Hor kulanka axada Bari Macalinka reer Holland ayaa Maanka ku haya in ay kooxdiisa ay sii xajisato Hogaanka Horyaalka dalka Ingiriiska xili Todobaadkii Hore ay Hogaanka Horyaalka ay qabteen Isagoo wariyaasha la Hadlayaayay Ka Hor ...

Read More »

Arsenal ayaa ku Guuleysan doonta Horyaalka dalka Ingiriiska xili ciyaareedkaan

Macalinka kooxda arsenal Arsene Wenger ayaa kalsooni buuxda ku qaba in ay kooxdiisa xili ciyaareedkaan ay ku Guuleysan Karto Horyaalka dalka Ingiriiska Kooxda arsenal ayaa axada soo dhaweyn doonta kooxda Manchester United waa mid kamid ah kulamada Ugu xiisaha badan Horyaalka dalka Ingiriiska xili ciyaareedkaan Kooxda Manchester united ayaa Hogaanka dib Ugu soo  laabatay kadib markii ay ciyaartay 7-kulan oo ...

Read More »

Brendan Rodgers oo ka Hadlay wararka ku aadan Mustaqbalkiisa kooxda Liverpool

Macalinka kooxda Liverpool Brendan Rodgers ayaa sheegay in aysan jirin warar ku aadan in laga ceyrin doono shaqadiisa kooxda Liverpool Brendan Rodgers ayaa Bandhig aan qancin Taageerayaasha kooxda Liverpool soo Bandhig kulamadii ugu dambeeyay isagoona kooxda ku Hogaamiyay Kaalinta 7-aad eek ala sareynta Horyaalka dalka Ingiriiska Isagoo saxaafada La hadlayay ka Hor kulanka ay kooxdiisa la ciyaari doonto kooxda Evertoon ...

Read More »

Kulamada Maanta laga Ciyaari doono Horyaalka dalka Ingiriiska iyo waqtiyada ay soo Gali doonaan

Waxaa Maanta la ciyaari doonaa kulamo ka Tirsan Horyaalka dalka ingiriiska waxaana Kulamada 7-aad ee Horyaalka Kulanka Ugu horeeya ayaa ah ah kulanka dhaxmari doona kooxaha Crystal Palace iyo West Bromwich Albion ciyaar sii Gali doonta saacada Bariga africa markey tahay 02:45 Ciyaaraha kale ayaa soo wada Gali doona 05:00 waxaana is wajihi doona kooxaha AFC Bournemouth ? – ? ...

Read More »