Macalinkii kooxda Liverpool Brendan Rodgers oo shaqada kooxda laga Ceyriyay Kadib Barbaro ay Kooxdiisa la Gashay kooxda Evertoon
42-jirkaan ayaa Liverpool shaqadeeda qabtay xili ciyaareedkii 2012 isagoona kooxda ku Hogaamiyay Kaalinta labaad xili ciyaareedkii aynu soo dhaafnay madkii ka Horeeyay kadib Labo dhibcood ay kaga qaaday kooxda Manchester City
Xili ciyaareedkaan ayuu kooxda ku Hogaamiyay kaalinta 7aad waxuu Galabta Barbaro uu la Galay kooxda isku Magaalada ay Yihiin ee Evertoon

