Isbuucle

Cali jeyte:-“Dhalinyaradii Lagu Qabtay Boosaaso Al-shabaab Ma Ahan“,+Dhageyso

Maamulka Gobolka Hiiraan ee Hir-shabeelle ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Gaarigii lagu qariyay Waxyaabaha qarxa ee ka baxay magaalada Beledweyne islamarkaana lagu qabtay Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari. Guudoomiyaha Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hir-shabeelle Cali jeyte cismaan  oo warbaahinta kula hadlay magaalada Beledweyne ayaa sheegay in dhalinyaradii dhawan lagu qabtay Magalaada Boosaaso ee Gobolka bari islamarkana la socday gaari ...

Read More »

War Deg Deg ah:-Sarkaal Ka Tirsan Dowladda Oo Gordhow La Dilay

Kooxo hubeysan ayaa goordhow duleedka magaalada muqdisho gaar ahaan deegaanka Ceelasha Biyaha ay ku dileen sarkaal ka tirsan Ciidamada militeriga soomaaliya. Sarkaalkaan ayaa la sheegay in  rag hubeysan ay ku toogteen deegaanka Ceelasha Biyaha ee Duleedka Magaalada Muqdisho,islamarkaana uu goobta ku geeriyooday falka kadib. Kooxda dilka geysatay ayaa isaga baxsatay goobta mana jiraan ilaa haatan saraakiil ka tirsan ciidamada  dowladda ...

Read More »

Canada launches Famine Relief Fund for people in South Sudan, Somalia.

More than 20 million people in northeast Nigeria, Somalia, South Sudan and Yemen are at risk of starvation as a result of severe drought conditions or intensifying conflict. In order to address this unprecedented humanitarian situation, Canada launched the Famine Relief Fund on May 29, 2017. For every eligible donation made by individuals to registered Canadian charities between March 17 ...

Read More »

Dowladda Kenya oo Sheegtay in Howlgal Qorshaysan Lagu Dilay 31-askari oo Shabaab ah

Ciidamada dowlada Kenya ayaa sheegay in ay dagaal ku dileen dagaalyano ka tirsan xarakada Al-shaaab kadib weerar ay ku qaadeen fariisin xarakada al shabaab ay ku lahaayeen dagmada badhaadhe ee Gobalka Jubbada hoose. Ciidamada Kenya ayaa sheegay in sidoo kale ay gacanta ku dhigeen waxyaabaha qarxa, qoryo AK-47 ah,qalab isgaarsiineed,cunno iyo waliba Uniform-ka ciidanka militiriga Al-shabaab. Afayeenka Milatiriga dalka Kenya ...

Read More »