Jamie Carragher : Macalinka ku Hoboon shaqada kooxda Liverpool waa Jurgen Klopp

0

Daaficii Hore ee kooxda Liverpool Jamie Carragher ayaa aaminsan in shaqada kooxda Liverpool uu u qalma Ninka reer Germany ee Jurgen Klopp kadib markii shalay Laga ceyriyay shaqadaas macalin Brendan Rodgers

Jamie Carragher ayaa sidoo kale aaminsan in macalin Jurgen Klopp uu yahay mid inta badan ku wanaagsan shaqada kooxda Reds markii loo eego ninka reer Talyaani ee Carlo Ancelotti oo wali shaqo la’aan ah

Macalin Brendan Rodgers ayaa shaqada laga ceyriyay kadib Barbaro uu kala Kulmay kooxda Isku Magaalada ay Yihiin ee Evertoon saacada kadib Liverpool ayaa ku dhawaaqday in ay shaqada ka Ceyrisay macalinka Woqooyiga Irland

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here