Wararka

Faah-faahin:-Ciidamadda AMISOM oo Lagu Qarxiyay Duleedka Muqdisho

Kolonyo ka tirsan Ciidamadda Midowga Afrika AMISOM ayaa lagu qarxiyay deegaanka KM-13 ee ku Yaala duleedka Magaalada Muqdisho. Qof kamid ah dadka deegaanka oo la hadlay idaacadda Simba ayaa sheegay in qaraxa lala beegsaday AMISOM xili ay laamiga ku socdaalayeen. Waxa uu sheeegay in qaraxa kadib ciidamadda AMISOM ay rasaas fara badan fureen,islamarkaana ay xireen waddo. Ilaa haatan lama oga ...

Read More »

Qaraxyo ay Ku Dhinteen 156-ruux oo Ka Dhacay Dalka Sri Lanka+Sawirro

Qaraxyo xiriir ah ayaa lala beegsaday kaniisado iyo hoteelo ah kuwa lagu nasto oo ku yaallo dalka Sri Lanka, ugu yaraan 156 qof ayaa ku dhimatay qaraxyadaas ku dhawaad 400 oo kalena waa ay ku dhaawacmeen waxa ayna dadkaasi badankood ahaayeen kuwa ku cibaadeysanaya kaniisadaha la weeraray maanta oo axad ah. Qaraxyadan ayaa gaarayey ilaa iyo lix qarax, Seddex kamid ...

Read More »

Akhriso:-Bakhaar Hub Ugu Keydsanaa Maamulka Galmudug oo Gubtay

Wararka ka imaanaya Magaaladda Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa ku waramaya in saakay uu gubtay bakhaar ku dhax yaalay saldhig ay leeyihiin ciidamada maamul goboleedka Galmudug. Bakhaarka gubtay oo ku yaala Deegaanka  Docol oo qiyaastii magaalada Gaalkacyo u jira 40KM. Dadka deegaanka ayaa idaacadda Simba ee magaaladda Muqdisho u sheegay in dabka uu saakay kacay,islamarkaana shacabka ay cabsi ka muujiyeen ...

Read More »

Ciidamo Ka Tirsanaa Dowladda oo Ku Dhintay Qaraxyo Ka Dhacay Shabeelaha Hoose

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku waramaya in qarax dhulka lagu aasay lala eegtay Ciidamo ka tirsanaa kuwa Dowladda Soomaaliya. Qaraxa ayaa ka dhacay Duleedka deegaanka Warmaxan waxaana lala eegtay gaari Booyad ah oo uu shidaal u siday Ciidamada Bangaraafta loo yaqaan. Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxaan ku dhintay labo askari oo ka Tirsanaa Ciidmadda Dowladda Soomaaliya,waxaana burbur ...

Read More »

Mareykanka oo Sheegay in Duqeyn uu Ku Dilay Xubno Ka Tirsanaa Al-shabaab

Ciidamadda Mareykanka ayaa sheegay in duqeyn jimcihii ay ka fuliyeen gobolka Jubada Hoose ee Somalia ay ku dileen labo dagaalyahan oo ka tirsan Al Shabab. Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Africom duqeynta ayaa bar bar socotay howlgalo ay ciidamada dowladda Somalia sameynayeen, waxa ayna ahaayeen duqeyntii labaad ee todobaadkaan. Weerarkan duqeynta ah waxa laga fuliyey degmada Jamaame oo 50 ...

Read More »

Guddoomiyihii Hore ee Baarlamaanka Puntland oo Geeriyooday

Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Cabdirishiid Maxamed Xirsi ayaa maanta oo sabti ah ku geeriyooday magaalada Garowe ee xarunta Puntland. Allaha u naxariistee Cabdirishiid Maxamed Xirsi ayaa sida la sheegay waxaa ku soo booday xanuun de deg ah, kaas oo ugu dambeyn u geeriyooday. Marxuum Cabdirashiid ayaa kamid ahaa Xildhibaanadii ugu horeeyay ee Puntland lagu asaasay, wuxuuna Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ...

Read More »

Ilmo Saacado Dhalnaa oo Laga Xaday Isbitaal Ku Yaala Muqdisho+Dhageyso

Ilmo yar oo saacado dhalnaa ayaa lagu xaday isbitaalka SOS Degmadda Heliwaa ee magaaladda muqdisho. Awooha ilma yar ee la xaday Maxamuud Shiikh Cali Maxamed oo la hadlay idaacadda Simba ayaa sheegay in gabadh isbitaalka shalay subax imaaday islamarkaana wadatay sida loo sheegay Baco ay kaga shakisan yihiin In ay xaday wiilka yar. Waxa uu sheegay in hooyadda dhashay ay ...

Read More »

Al-Shabaab iyo Ciidamadda Dowladda oo Ku Dagaalamay Garbahaarey

Dagaal u dhaxeeyay Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xarakadda Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay Degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo. Sida ay inoo sheegeen dadka deegaanka, ciidamo isa soo abaabulay oo ka tirsan Shabaab ayaa weerar kusoo qaaday Saldhiga Ciidamadda Dowladda Soomaaliya ee Garbahaarey waxaana halkaas ka dhacay dagaal culus oo saacado socday. Dagaalka Ciidamadda Dowladda iyo kuwa Shabaab ayaa ka ...

Read More »