Ciyaaraha

Bayern vs Real, Juve vs Barca – Isku Aadka Wareega Quarter Finalka Champions League Oo La Sameeyay.

Isku aad aan caadi aheyn ayaa ka dhacay magaalada Nyon ee dalka Switzerland wxaana kasoo baxay xafladda isku aad culus, waxaana la daawan doonaa kulamo loo dhararo oo durba qof walba uu siiyo dareenkiisa kubadda cagta. Bayern Munich iyo Real madrid ayaa isku aaday wareega 16-ka koobka horyaalada yuurub, waana mid ka mid ah kulamada ugu weyn ee tartankaan, sidoo ...

Read More »