Ciyaaraha

Xulka dalka soomaliya oo Guuldaro kala kulmay xulka dalka Niger ciyaaraha isreeb-reebka Koobka aduunka 2018

Xulka dalka soomaliya ayaa Guuldaro kala Kulmay xulka dalka Niger ciyaaraha isreeb-reebka ciyaaraha Koobka aduunka ee sanadka 2018-ka ka dhici doona dalka Russia Ciyaar aad u xiiso Badneed oo ka dhacday dalka Ethopia ayay xulka dalka soomaliya waxa ay soo Bandhigeen ciyaar aad u xiiso badneed wallow laga adkaaday qeybtii dambe ee ciyaarta Qeybtii Hore ee ciyaarta ayaa kusoo dhamaatay ...

Read More »

Carlo Ancelotti : Waxaan Shaqada Macalinimo dib Ugu soo Laaban Doonaa Xili Ciyaareedka dambe

Macalinkii Hore ee kooxaha PSG, Juventus. Iyo Real Madrid Carlo Ancelotti ayaa cadeeyay in uu shaqada macalinimo uu dib ugu soo Laaban doono xili ciyaareedka dambe xili lala xiriirnaayay shaqada kooxda Liverpool Ninkii Hore ee Chelsea  Carlo Ancelotti ayaa dhawaan xaalad caafimaad Daro ay soo wajahday wuxuu Galay qaliin dhanka Nervurks ah kadib markii laga ceyriyay shaqada kooxda Real Madrid ...

Read More »

Gareth Bale : Wales waxa ay u soo bixi doonaan ciyaaraha Uero 2016

Ciyaaryahanka kooxda Real Madrid Gareth Bale ayaa aaminsan In xulkiisa Wales uu u soo saari doono ciyaarayaha Uero 2016 oo lagu qaban doono dalka France Xulka dalka wales ayaa u baahan kaliyah 1-dhibic si ay ugu soo baxaan ciyaaraha uero 2016 oo lagu doono dalka France waxayna la ciyaari doonaan xulalka Bosnia-Herzegovina iyo andora Real Madrid laacibkeeda ayaa dhawaan kasoo ...

Read More »

Frank Rijkaard :Jurgen Klopp waa Mid ku Guuleysan Kara shaqada kooxda Liverpool hadii loo dhiibo

Macalinkii Hore ee kooxda Barcelona Frank Rijkaard ayaa aaminsan in macalin Jurgen Klopp u ku guuleysan doono shaqada kooxda Liverpool xili lagu badali doono macalinkii shaqada laga Ceyriyay ee Brendan Rodgers Kooxda Reds ayaa axadii aynu soo dhaafnay  shaqada ka ceyrisay macalinka kasoo jeeda Woqooyiga Irish kadib markii uu Barbaro uu la galay kooxda Evertoon Tan iyo xiligaas waxaa shaqada ...

Read More »

Jurgen Klopp oo Noqon doono macalinka Cusub ee kooxda Liverpool

Macalin Jurgen Klopp ayaa la aaminsan in uu Noqon doono macalinka cusub ee kooxda Liverpool xili u la gaaray heshiis 3-sano Ninka reer Germal ayaa maalinta Khamiis soo Gaari doono Magaalada Liverpool si losoo Bandhigo sida ay ogaatay majalada caanka ah ee Goal.com Klopp  ayaa shaqada ka Badali dooni macalinkii shaqada laga ceyriyay ee Brendan Rodgers kadib Barbaro uu la ...

Read More »

Greath Bale oo ku Guuleystay Laacibka Sanadka ee Xulka Dalka Wales iyo Ciyaaryahanka ugu Taageerida Badan

Xidiga qadka dhexe ee kooxda Real Madrid ayaa loo Magacaabay laacibka sanadka ee xulka dalka Wales waana markiisa 5-aad uu ku guuleysto abaalmarintaas Gareth Bale ayaa aruursaday abaalmarintii 5-aad ee xulka dalka wales kadib markii uu u dhaliyay 6-Goal ciyaaraha isreebreebka Uero 2016 sidoo kale waxaa helida abaalmarinada ka qeyb qaatay xidiga kooxda Liverpool Joe Allen Bale ayaa xulka dalka ...

Read More »

Francis Coquelin iyo Thierry Henry  : Theo Walcott Waa in uu Ciyaaraa Weerarka Xulka Dalka Ingiriiska

Laacibkii Hore ee kooxda arsenal Thierry Henry iyo xidiga qadka dhexe ee kooxda arsenal Francis Coquelin  ayaa aaminsan in waajib ay tahay in u kusoo Bilowdo xulka dalka ingiriiska  qeybta weerarka xidiga Theo Walcott Xidiga kooxda arsenal Theo Walcott ayaa Bandhig wanaagsan ku Bilowday xili ciyaareedkaan kadib markii uu kusoo Bilowday kulamada Horyaalka dalka Ingiriiska qeybta Hore ee weerarka Theo ...

Read More »

Jose Morinho oo ka Hadlay in uu Fursad u Helay In uu Qabto Shaqada kooxda Manchester United

Macalinka kooxda Chelsea Jose Mourinho ayaa ka Hadlay in fursad uu u helay in uu qabto shaqada kooxda Manchester ka Hor inta uusan shaqada ka Fariisanin macalin Sir Alex Ferguson’ Ninka reer Portugal ayaa kasoo dhaqaaqay kooxda Real Madrid ee Horyaalka dalka Spain isagoona dib ugu soo laabto kooxdiisa Hore ee Chelsea kadib markii uu iska diiday dalab kaga Yimid ...

Read More »