Theo Walcott : Macalin Wenger wuu ku Faraxsan yahay Guushii aan ka Gaarnay kooxda Manchester United

0

Xidiga kooxda arsenal Theo Walcott ayaa aaminsan in guushii ay ka gaareen kooxda Manchester United ay ka dhigan tahay in ay kooxda arsenal ay sameynayso Bandhig wanaagsan uuna ka Faraxsan yahay macalin Arsene Wenger

Kooxda Gunners ayaa 3:0 kaga adkaatay kooxda Manchester United xili 20-daqiiqo ee ugu Horeysay ay Goolal dhaliyeen xidigaha Alexis Sanchez oo labo dhaliyay iyo  Mesut Ozil oo Hal dhaliyay qeybtii Hore ee ciyaarta

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Ingiriiska Theo Walcott ayaa sidoo kale aaminsna in wenger uu aad ugu Faraxsan yahay qaab ciyaareedka kooxda arsenl kadib Guuldaradii Todobaadkii Hore kasoo Gaartay kooxda Olympiacos ciyaaaraha Champions League

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here