Wararka

Guddigii Loo Xilsaaray Dadkii Lagu Laayay Gaalkacyo, oo Gaaray Boosaaso+Sawirro

Xubnaha Guddigii xaqiiqa raadinta ahaa ee ka kala socday Xildhibaanada golaha shacabka iyo maamulka Koonfur galbeed oo Maalmahaan kusugnaa Magaalada Garoowe ayaa gaaray magaala xeebeedka boosaaso ee xarunta gobolka bari waxaa halkaasi kusoo dhoweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Maamul Goboleedka Puntland iyo qeybaha kala duwan ee bulshada magaaladaasi. Guddiga ayaa magaaladda boosaaso kulan kula qaatay bulshada kasoo jeeda deegaanadda koonfur Galbeed ...

Read More »

Dowladda Cuba oo Al-Shabaab Kala Hadashay Sii Deynta Dhaqaatiir  

Dowladda Cuba ayaa wada dadaalo ku aadan sidii gacanta Al-shabaab loogu sii deyn lahaa dhaqaatiir u dhashay dalkeeda oo laga soo afduubtay Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya. Jose Angel Portal, wasiirka Caafimaadka Cuba oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa marka hore sheegay in ay caafimaad qabaan dhaqaatiirta shabaab gacanta ku hayaan,islamarkaana lasii deyn doono. Waxa uu sheegay in ayagoo ...

Read More »

Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta Ka Hadlaya Sharciga Shaqaalaha Rayidka

Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya Xaruntooda Magaaladda Muqdisho. Ajendaha kulanka maanta ayaa ah Akhrinta koowaad ee wax ka badalka sharciga shaqaalaha rayidka iyo warbixinta Baarlamaanka Jaamacadda Carabta. Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay loo direy fariimo loogu sheegayo in maanta uu jiro kulanka baarlamaanka Soomaaliya.  

Read More »

Jadwalka Doorashashadda Jubba-land oo La shaaciyay

Guddiga Xudduudaha iyo Doorashada Jubbaland ayaa maanta shaaciyey Jadwalka doorashada Baarlamaanka iyo Madaxtooyada Jubbaland. Guddoomiyaha guddiga Xamse Cabdi Barre ayaa saxaafadda u akhriyey jadwalka doorashada oo dhamaystiran. Waxa uu sheegay in soo xulista iyo soo gudbinta xubnaha Baarlamaanka ay bilaaban doonto inta u dhaxeysa 16 July illaa 6 bisha Agosto,halka Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland ayaa dhici doonta 18 Agosto. Sidoo ...

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo Xiriirka U Jartay Dalka Guinea

Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay xiriirkii u jartay dalka Jamhuuriyadda Guniea ee galbeedka qaaradda Afrika. Wasiirka Arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, oo maanta warbaahinta kula hadlay Magaaladda Muqdisho ayaa sheegay in dalkaasi uu ku xadgudbay qarannimada Soomaaliya. “Waxaan umadda Soomaaliyeed la socodsiineynaa in Laga bilaabo saacaadaan ay dowladda Federaalka ay xiririka u jartay dalka la ...

Read More »

Ahlusuna Waljameeca oo Sheegtay in Aysan Wali Burburin+Dhageyso

Ururka Ahlusunna ee Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya ayaa Sheegay inaysan wali ka tanaasulin dhaqdhaqaaqyadoodi hubeysanaa ee Gobalada Dhexe Balse ay doonayaan inay lug ku yeeshaan Siyaasada Dowladda Dhexe iyo Maamul Gobaleeyada oo uu ugu horeeyo Maamulka Galmudug Ururku waxaa  xusay in uusan wali ka hanjabin in Awood muuqata ku lahaado Deegaanada Maamulka Galmudug Ciidanka lagu Biiriyey Dowladda Dhexena aysan Ahlusuna ...

Read More »

Madaxweyne Xaaf oo Muqdisho Kula Kulmay Wakiilka UN-Ka ee Somaliya

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf iyo Wakiilka QM u qaabilsan arimaha Soomaaliya James Swan oo maanta ku kulmay Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Galmudug iyo Wakiilka ayaa kulankooda diirada ku saaray sidii loo dardar galin lahaa arimaha dib u hishiisiinta Maamulka Galmudug Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa sheegay in Soomaaliya dib u hishiisiin u baahantahay. Wakiilka QM u qaabilsan ...

Read More »

Muhaajiriin Liibiya Ku Xirnaa oo Duqeyn Lagu Laayay,40 Ruux Dhimasho

Ugu yaraan 40 qof ayaa lagu dilay duqeyn lagu weeraray xarun lagu haayo dadka soo galootiga ah oo ku taallo dalka Libya. In ka badan 80 qof oo kale ayaa ku dhaawacmay weerarkan loo adeegsaday duqeymaha oo ka dhacay bariga magaalada Tripoli ee caasimadda dalka Libya. Dadka ku dhintay duqeyntan ayaa badankood waxa ay yihiin muhaajiriin African ah, waxaana wararka ...

Read More »