Author Archives: cadnaan kapul

DEG DEG: Rag Hubeysan Oo Ka Dhax Dagaalamaya Hotel Saxafi Iyo Rasaas Laga Maqlayo Xarunta CID

Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya laba qarax oo goordhaw ka dhacay agagaarka KM4 ee Muqdisho. Qaraxyada ayaa la sheegayaa in lagu weeraray inta Xarunta danbi Baarista CID Iyo Hotel Saxafi, sido kale wararka ayaa sheegaya in Rag hubeesan ay gudaha u galeen Hotel Saxafi ayna saaranyihiin qaybta sare. Dhanka kale Xarunta danbi Baarista CID ayaa kamid ah goobaha la weeraray, ...

Read More »

DEG DEG: Laba Qarax Oo Goordhaw Ka Dhacday Magaalada Muqdisho

Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya laba qarax oo goordhaw ka dhacay agagaarka KM4 ee Muqdisho. Labada qarax ayaa la sheegayaa in ay ka dhaceen inta u dhaxeysa Xarunta danbi Baarista CID Iyo Hotel Saxafi, sido kale ilaa hada lama ogo halka sida rasmiga ah loogu weeraray. Xaalada goobta qaraxyada ka dhaceen ayaa iminka ah mid mashquul ah. Waxii Kusoo Kordho ...

Read More »

Culimada Jubbaland Oo Laga Qeyb Galinayo La Dagaalanka Al Shabaab

Maamulka Jubbalad ayaa soo qaban qaabiyay kulan wada shaqeyn ahaa oo dhax maray wasaaradda caddaaladda, garsoorka iyo arrimaha diinta iyo culima’udiinka ku dhaqan deegaanada Jubbaland Kulanka ayaa waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda caddaaladda Jubbaland, waxaana ka qeyb galay kulanka ku-xigeenkiisa Dr. Aadan Iinshaar Cumar iyo Culima’udiinka magaalada Kismaayo. Wasiirka ku-xigeenka wasaaradda caddaaladda, garsoorka iyo arrimaha diinta Jubbaland Aadan Iinshaar Cumar ...

Read More »

Qoysas Ajaaib Ah Oo Ku Qul Qulaya Degmada Caabudwaaq+ Dhageyso

Maamulka degmada Caabudwaaq ee gobalka galgaduud ayaa faah faahin ka bixiyay qoysas danyar itoopiyaan ah oo kusoo qul qulaya deegaano iyo degmooyin katirsan gobalka Galgaduud. Gudoomiye ku xigeenka Caabudwaaq Muuse Axmed Maxamed ‘Muuse (Inji) oo la hadlay Idaacada Simba ee Muqdisho ayaa ka hadlay qoysas fara badan oo Oromo Itoopiyaan ah, kuwaa oo cabsi darteed kaga soo cararay gudaha Itoopiya ...

Read More »

Farmaajo Oo ka Duulay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Iyo Halka Uu Kusii Jeedo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saaka u ambabaxay dalka Itoobiya. Safarka Madaxweyne Farmaajo ayaa la xiriira shir saddex geesood ah oo ay yeelanayaan madaxda dowladdaha Soomaaliya, Itoobiya iyo Ereteriya. Heshiiskii Shirkii is-dhex galka dhaqaalaha ee ay Waddamada Gobolka ku yeesheen Magaalada Asmara ee Dalka Eretrea bilo ka hor ayaa waxyaabihii logu go’aamiyay kamid ahaa kulankan.

Read More »

DEG DEG: Dab Ka Kacay Muqdisho (Sawirro)

Waxaa Daqiiqado Kahor Dab uu ka kacay Guri Ku yaal Xaafada Baar Ubax Gaar ahaan Baar Caasho Degmada Howlwadaag ee Magaalada Muqdisho. Dab kan ayaa ka kacay Koronto sida ay Simba u sheegeen Qaar kamid ah Ehelada Guriga Ayaa waxaa damintiisa iska kaashaday dadka xaafada iyo dab damis ay leedahay Shirkada Isgaarsiinta Hormuud. Majirto khasaaro nafeed balse  dabku waxa uu ...

Read More »

Ogow Cida Dhiseysa Ciidamada Bada Soomaalya +Sawirro

Wasiirka Gaashaandhigga Turkiga Mudane Hulusi Akar ayaaa ka hor inta uusan ka dhoofin garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho balan qaad u sameeyay dowladda dhaxe ee Soomaaliya. Wasiirka Difaaca Turkiga ayaa dib ugu laabtay dalkooda keddib wada hadallo miro dhal ah oo ay la yeesheen madaxda ugu sareysa dowladda somaaliya. Masuuliyiinta Turkiga ayaa intii ay Muqdisho ku sugnaayeen waxa ay kulan gaar ...

Read More »

DEG DEG: Qarax Lagu Dilay Xildhibaan Cabdiwali Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay degmada Xamarweyne ee Magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa lagu Xiray gaari uu saarnaa Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Hirshabeelle iyo Ruux kale. Inta la xaqiijiyay Qaraxa ayaa waxaa ku dhintay Cabdiwali maxamed Maxamuud oo ah xildhibaan katirsanaa Hirshabeelle, waxaa kale oo dhaawacmay laba qof oo mid lasocday Xildhibaan Qaraxa gaariga ...

Read More »