Author Archives: cadnaan kapul

DEG DEG: Jug Xoogan Oo Laga maqlay Magaalada Qardho Iyo Khasaare Ka Dhashay

Warar kala duwan ayaaa kasoo baxaya Jug Xoogan oo laga maqlay Xaafadaha Kala duwan ee Magaalada Qardho Xarunta gobolka Karkaar ee Puntland. Goobgooge Ku Sugan Magaalada Ayaa Simba u sheegay in laga maqlay magaalada Juq Xoogan oo ka dhax dhacday goob lagu dhax farsameeyo gadiidka oo garaaash ah, balse uusan cadeyn karin Qaraxa ka dhax dhacay meesha waxa sababay. Inta la ...

Read More »

Mid Kamid Ah Dowladaha Yurub Oo Dib Usoo Celinaya Kumanaan Qaxooti Soomaaliyeed.

Dowlada Norwey ayaa sheegay in ay dib u celin doonto Qaxooti Soomaaliyeed oo dhawaan ku noolaa xeryo qaxooti oo mudooyinkii ugu dambeeyay lagu hayay. Hadalkan kasoo baxay Norwey ayaa lagu sheegay 1,600 oo qaxooti Soomaaliyeed ay dhawaan ku celin doonaan dalkii ay kolhore kayimaadeen maadaama haatan xaalada amni ee guud ahaan dalka uu yahay mid aad usoo hagaagay Dhinaca kale ...

Read More »

Weeraro Xoogan Oo Laga Cabsi Qabo Iney Ka Dhacaan Kenya Iyo Iskuulo Badan Oo Albaabada La Iskugu Dhuftay

Wararka ka imanaaya dalka Kenya ayaa sheegaya in ciidamada amaanka ay xireen dhowr Iskuul oo ku yaal deegaanka Laamu ee dalkaasi cabsi laga qabo in ay Alshabab ka geystaan weeraro gudaha deegaankaasi. Afhayeen u hadlay ciidamada amaanka deegaanka Laamu ayaa sheegay in ay heleen xogo ku aadan in Al shabaab ay weeraro ka geysan rabaan gudaha deegaankaasi gaar ahaan goobaha ...

Read More »

DEG DEG: Dab Xoogan Oo Ka Kacay Duleedka Muqdisho

Faah faahino hor dhac ah ayaa laga helayaa dab xoogan oo goordhaw ka kacay kaam ku taal deegaanka Tabeelaha ee duleedka magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Dadka deegaanka ayaa Simba u sheegay dabka inuu kusii fidayo gudaha Kaamka, maadaama wali aysan soo gaarin goobta gadiidka dabdamiska maamulka gobalka iyo shirahada ganacsi ee Muqdisho. Wararkii ugu danbeeyay ayaa sido kale sheegaya ...

Read More »

Galmudug Oo War Ka Soo Saartay Nolasha 70 Oday Oo Al Shabaab Gacanta Ku Heyso + Dhageyso

Masuuliyiin katirsan maamulka Galmudug ayaa war kasoo saaray halka ay ku danbeeyaan 70 oday oo Ciidamada Al shabaab ay ka wateen deegaano hoos yimaada magaalada Guriceel ee gobalka galgaduud. Mursal xeefoow oo kamid ah masuuliyiinta Galmudug oo la hadlay Idaacada Simba ayaa faah faahin ka bixiyay sababta keentay Al shabaab iney afduubtaan odayaashaasha, waxuu sheegay arinta la xiriirta odayaasha iney ...

Read More »

Ciidamada Dowladda Oo Weerar Dhimasho Iyo Dhaawac Geystay Ku Qaaday 7 Ruux + Dhageyso

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya ciidamada dowladda Soomaaliya oo weerar ku qaaday maleeshiyaad burcad dadka ku dhici jiray wadada dheer ee isku xirta Jowhar iyo Muqdisho. Ciidamo katirsan dowladda oo marayay wadada isku xirta Jowhar iyo Qalimoow ayaa wadada kula kulmay Maleeshiyaad dadka waayadii danbe ku dhici jiray gadiidka dadweynaha halkaasi isticmaala. Mid kamid ah dadka deegaanka oo la ...

Read More »

War Deg Deg: Ciidamada Jabuuti Oo Heegan La Galiyay Kadib Wasiirrada Arrimaha Dibedda Itoobiya Soomaaliya Iyo Eretrea Oo Ku Wajahan Dalkaasi

Wasiirrada arrimaha dibedda ee Dowladaha Soomaaliya , Itoobiya iyo Eretrea ayaa la filayaa in ay dhawaan kulan Saddex Geesood ah ku yeeshaan Magaalada Dj-Jabuuti ee Caasimadda Dalka Jabuuti. Masuuliyiin katirsan dowladda ayaa xaqiijiyay Xogta ku saabsan safarka saddexda Wasiir arimo dibadeed ee ku wajahan Jabuuti, iyagoo ka wada hadli doono sidii xal waara looga gaari lahaa xurgufta dhex taalla dalalka ...

Read More »

DEG DEG: Yaa Loo Doortay Duqa Magaalada Boosaaso

Doorasho ka dhacday xarunta golaha deegaanka magaalada Boosaaso ayaa lagu doortay gudoomiyaha cusub ee magaalada Boosaaso. Xildhibaanada golaha shacabka Boosaaso ayaa doorsho ka dhacday magaalada zahaa Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan wasiir kuxigeenkii hore maaliyada maamulka Puntland, iyo Maxamed Faarax xaaji Mire. Doorashada ayaa waxaa kusoo baxay Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan oo codadkii xildhibaanada golaha deegaanka dhiibteen helay codad gaaraya ilaa 28, halka ...

Read More »

War Ka Soo Baxay Saraakiil Iyo Ciidamo La Wareegay Saldhiga Booliska Magaalada Garoowe + Dhageyso

Saraakiishii hogaamineysay ciidamada la wareegay saldhiga Booliska Magaalada Garoowe ayaa eedeymo xoogan u jeediyay Taliska Booliska gobalka Nugaal. Taliyaha booliska gobalka Nugaal Faarax Galangooli oo warbaahinta la hadlay dhacdoon lagu qabsaday magaalada, waxuuna sheegay in kacdoon la iskaga hor keenayo shacabka iyo maamulka dowladd gobaleedka Puntland. Weerar shalay ay soo qaadeen in ka badan 30 sarkaal iyo ciidamo ay wateen ...

Read More »