Author Archives: cadnaan kapul

WAR DEG DEG: Qarax Goordhaw Ka Dhacay Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax goordhaw ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho. Goobjooge la hadlay Simba ayaa sheegay in Gaari uu ku qarxay Isgoyska Bakaaraha dhanka wadada dheer ee isku xirta Isgoysyada dabka iyo Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa dhacay xili ciidamo fara badan oo katirsan booliska dowladda halkaasi ay ku sugnayeen. Ilaa hada majirto cid sheegi karta ...

Read More »

Yaa ka Danbeeyay Dhimashada 4 Askari iyo Dhaawaca Taliye Gaadaay +Akhriso

Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax khasaare geystay oo ciidamo katirsan dowladda gaar ahaan kuwa Milatariga Qeybta Guutada Lixaad lagula eegtay gobalka Shabeellaha hoose. Qaraxa ayaa ahaa kuwa Miinooyinka dhulka lagu aaso ee meelaha fog fog laga hago, waxaana lala beegsaday gadiid ay la socdeen ciidamada Xooga dalka Qeybta Guutada Lixaad ee ka howlgasha gobalkaasi, xili ay marayeen ...

Read More »

DEG DEG: Toogasho Hada Ka Dhacday Muqdisho Iyo Meydka Oo La Garan La Yahay

Warar kala duwan ayaa hada kasoo baxaya wiil dhalinyaro ahaa oo goordhaw lagu toogtay gudaha gudaha degmada warta-nabada ee magaalada Muqdisho. Kooxo ku hubeysan bastoolado ayaa xaafada labadhagax ee degmada Wardhiigleey ku dilay wiilkaasi dhalinyarada ahaa oo ilaa hada aan la garan waxa uu ahaa, iyo sababta loo dilay. Goobjooge goordhaw la hadlay Idaacada Simba ayaa sheegay in wali goobta ...

Read More »

Korneel Ciidan Oo Axmed Madoobe Ku Sheegay Inuu Yahay Dhiigyo Cab Kaligiis Talis Ah

Korneel Cali Yacquub Nuur oo kamid ah saraakiisha ciidamada dowladda ee gobalka gedo ayaa daliil culus u jeediyay madaxweynaha maamulka gobaleedka Jubbaland Axmed Islaam Axmed Madoobe. Korneelka ayaa sheegay Axmed madoobe inuu caburin xoogan ku hayo saraakiisha ciidamada dowladda ee ka howlgala gedo, sido kale-na ku eedeeyay inuu yahay Axmed Madoobe kaligii taliye dhiigyo cab ah. Dhanka kale Korneel Cali ...

Read More »

Dhageyso: Ogow Cida Dhax Dhaxaadineysa Al Shabaab Iyo Mas’uuliyiinta Gobalka Gedo

Nabadoon Idiris oo kamid ah Wax garadka gobalka Gedo oo la hadlay Idaacada Simba ayaa ka war bixiyay amar dhawaan uu maamulka gobalka gedo kusoo rogay xaasaska iyo Caruurta Al shabaab  iney iskaga baxaan gudaha magaalada Baladxaawo ee gobalkaasi. Masuuliyiinta magaalada Balad-xaawo ee gobolka Gedo ayaa ku amray xaasaska u dhaxa ciidamada Al Shabaab iyo carruurtooda inay isaga baxaan magaalada ...

Read More »

Maxaa Ka Jira In Gudoomiyaasha Degmooyinka Muqdisho Ay Guryahooda ka Carareen (Dhageyso)

Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) iyo Wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa lagu eedeeyay iney ku fashilmeen sugida amniga magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho. Korneel Cabdi Aadan Bare oo ah khabiir dhanka Amniga oo la hadlay Idaacada Simba ee M-M ayaa ka hadlay xaalada guud ee amniga magaalada muqdisho, iyo iney jiraan ...

Read More »

Akhriso Xog: Tirada Magaalooyinka Sida Sharci Darada Ah Loogu Iibiyo Hubka Ciidamada Dowladda

Golaha amaanka ee Q-M ayaa kulan ay ku yeesheen Magaalada Newyork ee waddanka Mareykanka, ugu codeeyay in la kordhiyo muddada cunaqabateynta saaran Soomaaliya. Dowladda Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay in ay jabisay Cunaqabateynta hubka ee Saaraan, xilli dowladda Soomaaliya ay dadaal badan ay ugu jirto sidii looga qaadi lahaa Cunaqabateyntaasi, Maadaama ay dagaal xoogan kula jirto garabka Xoogaga Alqaacidda Soomaliya ee ...

Read More »

Wararkii Ugu Danbeeyay Cismaan Yuusuf Ciiley Oo Lagu Dilay Magaalada Baladweyne

Nabadoon Cismaan Yuusuf Ciiley ayaa xalay lagu dilay Xaafada Howl wadaag ee Magalada Baladweyne. Kooxo ku hubeysan Bastoolado ayaa ka danbeeyay dilka Nabadoonka, kuwaa oo xalay abaaro salaadii cisho ku dilay gudaha magaalada Baladweyne ee Xarunta gobalka Hiiraan. Laamaha amaanka ayaa dilka kadib gaaray goobta, kuwaa oo baaritaano xoogan ka sameeyay xaafado katirsan degmada, sida ay idaacada Simba uu u ...

Read More »