Author Archives: cadnaan kapul

DEG DEG: Qarax Gaari Oo Goordhaw Ka Dhacay Muqdisho

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax gaari  goordhaw ka dhacay meel ku dhaw beerta Nabada dhanka Albaabka Hotel Muna degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho. Ilaa hada lama oga khasaaraha ka dhashay qaraxa, balse fillo goordhaw faah faahinta qaraxaasi gaari khasaaraha rasmiga ee ka dhashay. Isha Ku Haay Facebook/ Radio Simba  

Read More »

Akhriso:- Maxaa Kasoo Baxay Shirka Golaha Wasiirada Jubbaland+ Sawirro

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada. Ugu horayn Madaxweynaha ayaa faahfaahin ka bixiyay xaalada amniga Jubbaland iyo guud ahaan xaalada Soomaaliya. Madaxweyne ku xigeenka koobad Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka warbixiyay kulanka golaha amniga Jubbaland iyo waxyaabahii Todobadkan lagaga hadlay iyo qiimayn lagu sameeyay go’aamadii amni ee ...

Read More »

Akhriso:- Inta Askari Ee Lagu Dilay Weerar Xoogan Oo Lagu Qaaday Ciidamo Katirsan Kuwa Keydka

Warar kala duwan ayaa laga heylayaa weerar khasaare dhimasho iyo dhaawac dhaliyay oo lagu qaaday ciidamo katirsan kuwa keydka Kenya oo marayay deegaanka Egembe ee gobalka Mero. Saraakiisha ciidamada amaanka Kenya ayaa sheegay in ciidamadaasi wadada loo galay xili ay doonayeen in ay qaadaan howlgal ka dhan ah garabka Alqaacidda ee ka dagaalama gudaha dalka Kenya. Inta la xaqiijiyay saddex ...

Read More »

Amisom Oo Ka Aar Goosatay Dad Shacab Ah Gudaha Muqdisho

Ciidamada howlgalka midowga Africa ee Amisom ayaa lagu eedeynayaa in ay weerar aar goosi ah ku dileen afar qof oo shacab ahaa gudaha Magaalada Muqdisho. Afarta qof waxaa taladadii lagu dilay degmada Heliwaa ee Magaalada Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa u sheegay hey’adaha xuquuqda aadanaha in ay arkayeen ciidamada Amisom gaar ahaan kuwa Burundi oo xabado ku furaya afar nin oo aan ...

Read More »

Villa Soomaaliya Oo Weerar Afka Ku Qaaday Qaramada Midoobe

Waxaa  maalmihii lasoo dhaafay Qaramada Midoobey ay si joogto ah uga hadleysay Jahwareerka Siyaasadeed ee ka jira gudaha Soomaaliya,  arintaasi waxaa ka hadlay xubno kamid ah Madaxtooyadda Soomaaliya gaar ahaan Xafiiska la talinta Madaxweyne Farmaajo. Dowladda Soomaaliya ayaa u  muuqata in ay si weyn uga Carootay war kasoo baxay Qaramada Midoobey,kaasoo looga hadlaayay doorashadda Koofur galbeed in ay ku dhacdo ...

Read More »

Ogow Cida Hubeyneysa Oo aan Dowladda Aheyn Maleeshiyaadka Macawiisleeyda (Sawirro)

C/qaadir Aadan Jeelle Wasiirka Amniga HirShabeelle iyo ku Xigeenkiisa ayaa booqday goobo ay ku sugan yihiin Maleeshiyaadka Macawiisleeyda Hiiraaan. Horjoogayaasha Macawiisleeyda ayaa soo dhaweeyay masuuliyiintaasi katirsan Hirshabeele ee booqday halkaasi, kuwaaa oo kaga war bixiyay halka ay mareyso xaalada maleeshiyaadka Macawiisleeyda ee dhowr mar la dagaalamay Xarakada Al shabaab. Mudane Jeelle ayaa cadeeyay mowqifka Hirshabeelle ee ku aadan gargaar dhan ...

Read More »

Howlgal Lagu Aruuriyay Xoolaha Iska Dhex Jooga Waddooyinka Magaalada Muqdisho +Sawirro  

Waaxda Nadaafadda Maamulka Gobolka Banaadir ayaa bilowday olole lagu aruurinayo Xoolaha sida sharci darrada ah loogu soo daaq-geeyo Waddooyinka Magaalada muqdisho. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa horey u soo saaray wareegto lagu mamnuucayo Xoolaha waddooyinka Caasimadda iska dhex jooga. Iyadoo la sameeyey Xerrooyinkii loogu talagalay oo lagu diyaariyey xannaanada ay xooluhu u baahan yihin. “Ma aqbali karno ...

Read More »

Halkee Laga Keenay 124 Maxaabiis Ah Oo Xalay Laga Soo Dajiyay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho + Sawirro

Diyaarad sida 124 qof oo Dawladda Soomaaliya ay kasoo deysay Xabsiyadda dalka Liibiya ayaa Xalay soo gaaray magaaladda Muqdisho, kuwaasi oo isugu jira Rag iyo Dumar, waxaana Wajiyadooda ka muuqday dhibaatooyin ay la kulmeen intii ay ku jireen xabsiyadda dalkaasi. Waxaa Garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Muqdisho dhalinyaradaasi kusoo dhaweeyey Wasiiro iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan Dawladda Federaalka Soomaaliya. Ergeyga ...

Read More »

Akhriso: Sababta Loo Dilay Saacado Gudahooda In Ka Badan 10 Ruux Duleedka Muqdisho

Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa dilal xalay ka dhacay deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho. Kooxo hubeysan ayaa toogasho ku dilay xalay laba qof oo fadhiyay Maqaaxi lagu Magacaabo Galmudug oo ku taal deegaan-weynaha Ceelasha Biya. Goobjooge la hadlay Idaacada Simba ayaa sheegay Toogashada labada ruux kadib in ciidamo katirsan dowladda ay goobta soo ...

Read More »