Wararka

Akhriso:-Wararkii Ugu Dambeeyay Kulamo Xasaasi ah oo Ka Dhacay Dhuusa-mareeb

Wararka ka imaanaya Magaaladda Dhuusa-mareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa ku waramaya in Magaaladaas ay ka dhaceyn saacadihii aynu soo dhaafnay Kulamo u dhaxeeyay Wafdi Ka socda Dowladda Soomaaliya iyo Galmudug. Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa kulamo saacado qaatay la yeeshay Madaxa Xukuumadda Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo Gudoomiyaha guud ee Ahlusuna Waljameeca Macalin ...

Read More »

KorneelRufle:-“Axmed Madoobe Waxa uu Amar Ku Bixiyay Dilalka Odayaasha”,+Dhageyso

Korneel aadam rufle oo kamid ahaa sarakiishii hore  ciidamada xooga dalka somaliyeed haatana kamid ah musharaxiinta  u tartamaya xilka maxadaxwaynanimo ee mamulka Jubbaland, ayaa waxa u eeedeen xoogleh u jeediyay madaxweynaha mamulka Jubbaland, iyo xubnaha ka amar qaata madaxwaynaha. Sidoo kale korneelka ayaa tilmaayay in Madaxwaynuhu  uu amaro  ku bixiyay in tiro odayaal dhaqameed ah in la xiro  sidoo kalana ...

Read More »

Galmudug oo Kasoo Hojeystay Go’aanka Dowladda ee Doorashadda+Dhageyso

Xildhibaan Maxamed Xasan Geelle oo kamid ah Xildhibaanadda Galmudug garabka ku sugan Dhuusamareeb oo la hadlay idaacada Simba ayaa gaashaanka u daruuray hadal kasoo baxay Wasaaradda arrimaha gudaha Xukumadda Federaalka Somaliya kaasi oo ku aadanaa xilliga ay qabsoomeyso doorashadda maamulka Galmudug. Xildhibaan Geelle ayaa tilmaamay in hadalka kasoo wasiirka uu kasoo horjeedo dastuurka Galmudug isaga oo hoosta ka xariiqay in ...

Read More »

Wasiirka Amniga Puntland oo lagu eedeeyay Khal-khal gelinta Amniga Boosaaso

Guddiga Amniga ee Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa eedeen culus u jeediyay wasiirka Amniga Puntland C/samad galan. Guddiga ayaa sheegay in wasaraddu aysan fulin qorshe ka kooban 10 qodob oo ku aaddanaa sugidda amniga Puntland. Qodobada ay fulin wayday wasaaraddu ee guddigu xusay waxaa kamid ah la’dagaallanka argagixisada diiwaan-gelinta ciidamada iyo dhaqan-celinta xoogaga ka soo xerooda argagixisada.

Read More »

Maamulka Puntland oo Sheegay in Deeganadiisa Lagu Tagi Doono Fiiso!!

Maamulka Puntland ayaa sheegay in Deeganadiisa lagu tagi doono Viiso, wixii hadda ka dambeeya. Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Ciidamada amniga fasax ay u qabaan inay qabtaan ruuxii si sharcidaro ah ku soo gala deeganada Puntland. Waxa uu sheegay qof kasta oo soo galaya deeganada Maamulkaasi in laga ...

Read More »

Xildhibaan Sharcidaro Ku Tilmaamay Go’aanka Dowladda ee Doorashadda Galmudug

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo kamid ah Xildhibaanadda baarlamaanka Federalka Soomaliya ayaa sharcidaro ku tilmaamay go’aanka wasaradda Arrimaha Gudaha ee ku aadan xiliga doorashadda Madaxtinimadda Puntland. Xildhibaan Mahad Salaasd  ayaa qoraal uu soo dhigey bartiisa Faceboogga kaga hadlay qoraalka wasaaradda Arrimaha Gudaha. “Sida ku cad Qodobka 142aad Dastuurka KMG: Inta laga gaarayo iswaafajinta Dastuurka ku meel gaarka ah iyo kan ...

Read More »

Maamulka Balihowd oo Ka Warbixiyay Dilal Ka Dhacay Deegaanka+Dhageyso

Macalim Maxamad Xasan Mire Gudoomiyha deegaanka Balihowd ee duleedka degmada guricel ee goblka galgaduud ayaa ka warbixiyey dagaal beeled deeganka ku dhex maray dhawaan labo meleeshiyo beeleed oo halkaasi wada daga. Gudoomiyaha bali howd ayaa sheegay in labo ruux ay u xiran yihiin dilka saddex qof oo deeganka lagu dilay. Godoomiyaha ayaa xusay in dilka 3 qof ay timid kadib ...

Read More »

Amniga Magaaladda Kismaayo oo Faraha Baxay, Dilalka oo Kordhay

Wararka ka imaanaya Magaaladda Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Jubbland ayaa ku waramaya in halkaas xalay lagu dilay askari ka tirsanaa Ciidamadda amaanka Maamulka. Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal kooxo bastooladdo ku hubeysnaa ayaa fuliyay dilka askariga,waxayna ka baxsadeen goobta. Ciidamo katirsan booliiska iyo nabad sugida maamulka Jubbaland ayaa howlgalo ka sameeyay goobta uu dilku ka dhacay. Amniga ...

Read More »