Faahfaahino kasoo baxaya werarkii xalay ee liido ka dhacay

0

Qarax xooggan oo laga  maqlay meelo kala duwan ayaa xalay ka dhacay xeebta liido ee muqdisho kaasi oo sababay dhimasho iyo dhawac aad u badan

Qaraxaan oo ismidaamin ahaa ayaa la sheegay uu daba socday koox hubeysan oo ka tirsan al shabab oo gudaha u galay mid ka mid ah hotelada ku yaal xeebta liido ee muqdisho.

In ka badan 30 qofood ayaa ku dhintay tiro ka badan 200 qofood wey ku dhawacmeen werarkaasi sida ilo muhiimah ay simba u xaqiijiyeen

Taliska ciidanka boliska soomaliyeed ayaana shegay in ay soo afjareen koxdii werarkaasi geysatay oo gareysa 5 qofood uuna qeyb ka ahaa ninkii is qarxiyay

Waxaana ggordhow la filayaa in uu war rasmi ah uu kasoo baxo talsika ciidanka boliska soomaliyeed

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here