Wararka

Madaxweynaha Dalka Gabon Cali Bongo oo La Afgambiyay

Militari ku sugan dalka Gabon ayaa sheegay inay afgembiyeen xukuumadda, waddooyinka magaalada caasimadda ah ee Libreville waxaa lagu arkaya gawaarida militariga iyo tiknikada dagaalka. Waxaana caasimadda lagu soo roggay banddow. Bayaan kasoo baxay saraakiil militari oo dhalinyaro oo laga baahiyay raadiyaha dowladda ayaalagu sheegay inay jiraan walaaca sii xoggeysnayaa oo ah awoodda madaxweyne Cali Bongo uu ku hoggaamin karo dalkaasi ...

Read More »

Maxkamadda CQS oo Toogasho ku Fulisay Cabdiraxmaan Ciise iyo Xasan Cali Xasan

Maxkamadda Ciidamadda Qalabka sida ayaa xukun toogasho ahaa saakay ku fulisay  Labo Nin oo lagu eedeeyay in ay ku dileen Nin Nabadoon ahaa Degmada Wadajir ee Gobolka banaadir. Labada Nin ee Xukunka dilka lagu fuliyay ayaa lagu kala magacaabaa cabdiraxmaan ciise cali iyo xasan cali xasan,waxayna dileen sanadkii Hore nabaddoon hilowle xeefow xuseen. Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa sheegtay in ...

Read More »

Ciidamadda Amniga oo Qabtay Sarkaal Shabaab Ka Tirsan

Ciidamada Amniga oo howlgal qorsheysnaa ka fuliyay deegaanka Dugule ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa halkaasi ku bur buriyay saldhigii Al-Shabaab deegaankaasi ku lahaayeen. Qoraalka kooban oo lagu daabacay Barta Twitter-ka ee Hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in Ciidanka amniga ay habeynimadii 5ta Janaayo ee sanadkan, howlgal qorshaysan ku qaadeen saldhig ay Alshabab ku leeyihiin deegaanka Dugule,halkaasina lagu bur buriyay Saldhigoodii,sidoo ...

Read More »

Akhriso:-Wasiiro Iyo Xildhibaano Ka Tirsan DFS oo Loo Diiday Magaaladda Garoowe

Wasiiro iyo Xildhibaano ka Tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa loo diiday maanta tagista Magaaladda Garoowe ee caasimadda Maamulka Puntland. Puntland ayaa ku wargelisay xubnaha ka socday xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Garoowe ku wajahnaa in aysan ka soo duuli karin garoonka diyaaradaha Magaaladda Muqdisho oo ay mudda saacado ah ku xayiran yihiin. Dadaallo ay sameeyeen qaar kamid ah isimada Puntland iyo ...

Read More »

War Deg Deg:-Dab Ka Kacay Guri Ku Yaala Isgoyska Baar u Bax+Sawirro

Dab khasaare ayaa goordhaweyd ka kacay guri ku yaala Isgoyska Baar Ubax Degmadda Holwadaag ee Gobolka Banaadir. Sida uu inoo xaqiijiyay mid kamid ah Eheladda guriga, dabka oo kacay goordhaweyd ayaa ku faafay qeybo badan oo guri kamid ah Sidoo kale waxa uu xaqiijiyay in dabka uu ka dhashay Koronto. Waxaana haatan goobta gaaray Gaadiidka Dab damiska Dowladda Hoose,waxaana socda ...

Read More »