Macalin Jurgen Klopp ayaa la aaminsan in uu Noqon doono macalinka cusub ee kooxda Liverpool xili u la gaaray heshiis 3-sano
Ninka reer Germal ayaa maalinta Khamiis soo Gaari doono Magaalada Liverpool si losoo Bandhigo sida ay ogaatay majalada caanka ah ee Goal.com
Klopp ayaa shaqada ka Badali dooni macalinkii shaqada laga ceyriyay ee Brendan Rodgers kadib Barbaro uu la Galay kooxda Evertoon kulan Todobaadkaan dhacay
Macalinkii Hore ee kooxda Borussia Dortmund Klopp haduu shaqada uu ku guuleyso waxaa la shaqeyn doono caawiyaashiisa Hore sida Zeljko Buvac iyo Peter Krawietz

