Author Archives: Radio Simba

Ciidamadda Amaanka oo Miinooyin Kasoo Saaray Wadada Xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye.

Taliye Ku-xiggeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Zakia Xuseen Axmed oo Shir jaraa’id ku qabatay magaaladda Muqdisho, ayaa Warbaahinta sharaxaad ka siisay Howlgalada amniga lagu sugayo ee Ciidanka Ammaanka ay ka wadaan Muqdisho. Gen. Zakia ayaa sheegtay in ciidamada amniga ay ku guuleysteen in Miinooyin aad u culus oo nooca Taangiga ah ay ka soo saaraan Hareeraha waddada xiriirisa Muqdisho ...

Read More »

DEG DEG Ciidamada Booliska Iyo Nin Hubeysan Oo Dagaalamaya Guri ku Yaala Muqdisho

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya nin hubeysan oo bam gacmeed ku weeraray fariisin ciidamada dowladda ay ku leeyihiin xaafada furayaasha ee degmada Wartanabada. Weerarka bam gacmeedka kadib ciidamada dowladda ayaa eryaday ruuxii weerarka soo qaaday oo galay guri dad shacab ah ay leeyihiin oo ku yaala inta u dhaxeysa Isgoyska Cali kamiin iyo xaafada furayaasha. Wararkii ugu dambeeyay ayaa ...

Read More »

War Deg Deg:-Ganacsade Lagu Dilay Magaaladda Muqdisho

Wararka ka imaanaya Suuqa Bacaad Degmadda Yaaqshid ee Gobolka banaadir ayaa ku waramaya in halkaas lagu dilay Nin Ganacsade ahaa. Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal dilkaan ayaa ka dhacay Suuq Qandalaha,waxaana fuliyay rag hubeysnaa oo saarnaa Mooto Bajaaj. Goobjoogayaasha ayaa sidoo kale sheegay in dhowr xabadood lala dhacay Ganacsadaha,islamarkaana ragga hubeysnaa ay goobta ka baxsadeen. Lama oga sababta ka dambeysay ...

Read More »

Askari Muqdisho Ku Dilay Nin Toorey Ku Dhaawacay Askar Kale!!

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya askari ka tirsan Ciidamadda Dowladda Soomaaliya oo barqanimadii maanta qof shacab ahaa ku dilay Isgoyska Sanca ee Magaalada Muqdisho. Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal, ninka la dilay ayaa Mindi (Toorey), ula soo baxay askar ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya oo ku sugnaa Isgoyska Sanca. Ninka tooreyda ku hubeysnaa ayaa dhaawacay labo askari oo ka ...

Read More »

Safaaradda Soomaliya ee Koonfur Afrika oo Balanqaad u Sameysay Soomaalida Dalkaas

Danjiraha Safaarada Soomaaliya ee Dalka koofur afrika Jamaal Maxamed Barrow ayaa waxaa uu Magaalada Cape town kula Kulmay Qaar kamid ah Ganacsatada Soomaaliyeed ee Magaaladaasi, kuwaasi oo goobahoodi ganacsi Bililiqo iyo Boob ay u geysteen dadka deegaanka ee Xaafadaha Nomzamo iyo Lwanda oo ku yaala Tuulada Strand oo ka mid ah Magaalada Cape town. Safiirka ayaa waxaa uu Booqday goobihii ...

Read More »

Hir-shabeelle oo Ka Hor Timid Qodobo Kasoo Baxay Shir Ka Dhacay Muqdisho

Maamulka Hirshabelle ayaa ka hor yimid go’aano kasoo baxay shir ay Magaaladda muqdisho ku qabatay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka xukuumadda Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha Hir-shabeelle ayaa lagu qaadacay go’aanadda kasoo baxay shirka ka dhacay Muqdisho. “Maanta oo ay taariikhdu tahay 15ka bisha Abril, 2019. Waxaa ka soo baxay wasaarada Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka ee Dowladda Federaarka ah, ...

Read More »

C/qaadir Maxamed Xuseen (Dhaashoow), oo Lagu Dilay Degmadda Kaaraan

Kooxo hubeysnaa ayaa xalay Degmadda kaaraan ee Gobolka banaadir waxa ay ku dileen wiil dhalinyaro ahaa oo si weyn loogu yaqaanay degmadda. Dilkaan ayaa ka dhacay Maqaayadd ku dhow Saldhiga Degmadda Kaaraan,waxaana fuliyay dhalinyaro bastooladdo ku hubeysnaa. Wiilka dhalinyaro ahaa ee la dilay ayaa lagu magacaabi jirey C/qaadir Maxamed Xuseen (dhaashoow),wuxuuna kamid ah dhalinyaradda degmadda. Qof kamid ah dadka deegaanka ...

Read More »

Mareykanka oo Xaqiijiyay in Duqeyn Lagu Dilay Ku-xigeenka Hogaamiyaha Daacish

Dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay duqeyn diyaaradaheeda duuliyaha aan la laheyn ay ka fuliyeen Deeganadda maamulka Puntland. Qoraal kasoo baxay taliska Mareykanka ee qaaradda afrika (AFRIKOM), ayaa lagu sheegay duqeynta oo dhacday 14-kii bishaan in lagu dilay Ku-xigeenkii Hogamiyaha Kooxda Daacish-ta Soomaaliya  C/Kariin Dhuqub. Madaxa Howlgalka Mareykanka ee Afrika Gregg Olson, ayaa sheegay in duqeynta ay si wadajir ay u ...

Read More »

Faah-faahin:-Qarax iyo Dil Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax iyo dil ka dhacay magaalada muqdisho ee Caasimadda Soomalia. Qarax Miino oo dhulka lagu aasay ayaa galabnimadii maanta ka dhacay nawaaxiga xero Shiino oo u dhow Xeradii hore ee Shiirkole Magaalada Muqdisho. Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxaan ku dhintay wiil dhalinyaro ahaa oo ardey ahaa,waxaa sidoo kale ku dhaawacamay qof kale. Ciidamadda amaanka ...

Read More »