Author Archives: Radio Simba

Dowladda Kenya oo Digniin Adag Kasoo Saartay Khatarka Xarakadda Al-shabaab

Gudoomiyaha dagmada Mandera ayaa digniin adag kasoo saaray in wax laga qabto xubnaha katirsan Alshabab ee dhanka qorista u qaabilsan ee dhalinyarada kunool dalkaasi uqoraya in ay xubin kanoqdaan Alshabaab. Ali Roba gudoomiyaha dagmada Mandera ayaa dhanka kale sheegay in ciidamada amaanka dalkaasi ay laba jibaaraan howlgaladooda ku aadan sidii wax loogu qaban lahaa dhibaatooyinkan loogeysanayo dhalinyarada kunool deegaanadaasi. Mudooyinkii ...

Read More »

CXD iyo Kuwa Mareykanka oo Al-Shabaab Kasoo Furtay Dad ay Afduub u Heysteen

Warar dheeri ah ayaa laga helayaa howlgalo qorsheysan oo si wadajir ah ay u fulinayeen ciidanada kumaandooska iyo kuwa xoogga dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya ciidamada AMISOM iyo kuwa Mareykanka ee howlgalada kala duwan ka fuliya gudaha dalka Soomaaliya. Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay howlgaladaasi iney ka dhaceen tuulooyin iyo deegaano hoos yimaada degmooyinka Afgooye iyo Balcad oo ka kala ...

Read More »

Akhriso:-Khasaaraha Dhimasho iyo Dhaawac Qaraxii Lagu Weeraray Degmadda Hodan

Inta la xaqiijiyay 8-ruux ayaa dhimatay, 10 kalana way ku dhaawacantay qarax loo adeegsaday baabuur Toyota Surf,oo lagu weeraray xarunta Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho . Jugta qaraxa ayaa laga maqlay inta badan Degmooyinka Gobolka banaadir. Sida uu inoo xaqiijiyay qof ku sugnaa goobta islamarkaana ka badbaaday , gaariga ayaa lagu dhuftay qeybaha hore ee Xarunta Degmadda Hodan,waxaana xiligaas ku ...

Read More »

Aqalka Sare oo Qaadacay Ka Qeyb Galka Munaasadda Furitaanka Kalfadhiga 4-aad

Golaha aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa qaadacay ka qeyb galka Munaasadda furitaanka Kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya. Sida uu inoo xaqiijiyay Sanator ka tirsan aqalka Sare, Xildhibaanada ayaa ka xumaaday habdhaqanka Guddiga loo xilsaaray isku dabaridka Xafladda furitaanka Kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya. Waxa uu sheegay in loo keenay Warqaddo Casuumaad ah loola dhaqmay sida dad marti ah, taasina ...

Read More »

Faah-faahin:-Qarax Lagu Weeraray Xarunta Degmada Hodan+Sawirro

Faah-faahino ayaa laga helayaa qarax ismiidaamin ahaa oo lagu weeraray Xarunta Degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Qaraxaan ayaa gil-gilay magaalada oo dhan, waxaana cirka isku shareeray qiic iyo uuro markuu dhacay kadib. Sida uu soo sheegayo wariyaheena, qaraxaan oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lagu dhuftay qeybaha hore ee Xarunta Degmadda hodan,waxaana ka dhashay dhimasho iyo ...

Read More »

War Deg Deg:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

Qarax xooganaa ayaa goordhaweyd ka dhacay magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Jugta qaraxa ayaa laga maqlay meelo badan oo kamid ah Magaaladda. Qaraxa oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa,ayaa lagu weeraray Xarunta Degmadda Hodan. Wixii kusoo kordha kala soco Simbanews.com

Read More »

Jubba-land oo Hakisay Wada Shaqeeyntii Kala Dhaxeysay Dowlada Soomaaliya

Maamul Goboleedka Jubba-land ayaa sheegay in uu hakiyay dhamaan wadashaqeyntii uu lahaa Wasaaradaha Dowladda Dhexe ee Soomaaliya. Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Maamulka Jubbaland Axmed Xasan oo warbaahinta la hadlay ayaa xaqiijiyay warkaan. “Dowladd Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa fartay dhammaan hay’adaheeda dawligga ah in la hakiyo wada shaqayntii ay la lahaayeen hay’adaha iyo Wasaaradaha dowladda federaalka”, ayuu yiri Wasiiru dowlaha Madaxtooyada ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta Furaya Kalfadhiga 4-aad Ee Baarlamaanka

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa lagu wadaa in maanta oo Isniin ah uu magaalada Muqdisho ka furo Kalfadhiga 4-aad ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Furitaanka Kalfadhigan oo la filayo iney ka qeybgalaan Xildhibaannada Labada aqal, guddoonkooda, xubno ka mid ah xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo marti kale ayaa lagu qaban doonaa dugsiga Generaal Kaahiye ee  Magaaladda Muqdisho Sida ...

Read More »