Wararka Xildhibanadda Kasoo Jeeda Jubbaland oo Eedeen u jeediyay Xasan Shiikh By Radio Simba - Ocak 15, 2025 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Xildhibaanada Labada Golle ee Baarlamaanka JFS ku matala Jubbaland ayaa eedeyn kulul ujeediyay Xasan Sheikh Maxamuud iyo Kooxdiisa oo siyaasadeeyay arimaha gargaarka, kabka Miisaaniyada iyo Deeqaha Caalamiga ah ee Jubbaland. All reactions: 4040