Yaa Loo Maga-caabay Duqa Degmada Balcad (Akhriso)

0

Xafiiska Wasiirka Arrimaha gudaha Maamulka Hir-Shabeelle Wareegto ka soo baxday ayaa waxaa lagu Magacaabay Duqa magaalada Balcad, oo mudooyinkii danbe degmada aheyd gudoomiye la aan.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha gudaha iyo dowladaha Hoose ee Maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxaa duqa degmada Balcad loogu Magacaabay Maxamed Xasan Tiitow, marna soo nqoday gudoomiye ku xigeenka dhanka Amniga iyo Siyaasada degmada Balcad ee gobalka Sh/dhaxe.

Halka Hoose Ka Akhriso Warqada kasoo Baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Hir-Shabeelle

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here