Wararka

Khasaaraha Ka Dashay Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

Inta la xaqiijiyay askari ka Tirsnaa Ciidamadda Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhintay kadib qarax lagu xiray gaari uu watay. Qaraxaan ayaa ka dhacay Xaafadda Seybiyaano Degmadda Hodan ee Gobolka Banaadir. Gaariga qaraxa lagu xiray ayaa ahaa  Noocda Soomaalida u taqaano Crip waxaana saarnaa askariga oo kaliyah,wuxuuna qarxay xili uu ku dhawaa beerta Qaadka Lagu iibiyo. Goobta uu qaraxa ka ...

Read More »

Puntland oo Qabatay Xubno Doonayay in ay Ku Biiraan Daacish+Sawirro

Ciidamadda PSF Puntland ayaa gacanta ku dhigay xubno doonayay in ay ku biiraan Daacish-ta Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay PSF Puntland ayaa lagu sheegay kadib howlgal laga sameeyay togga Gaaca, Guban iyo Moqor ee koonfur bari ka xiga Magaalada Boosaaso lagu qabtay xubnaha doonayay In ay ku biiraan Daacish. “Ciidanka Amniga Puntland (PSF) waxay hawlgal ka sameeyeen Buuraleyda iyo Toggaga Gaaca,Guban ...

Read More »

Faah-faahin:-Ganacsade Salaad Cabdi Cukaash oo Lagu Dilay Boosaaso

Kooxo hubeysnaa ayaa xalay Magaaladda Boosaaso ee Gobolka bari waxa ay ku Dileen Nin Ganacsade ahaa. Ganacsadaha la dilay ayaa lagu magacaabi Jirey Salaad Cabdi Cukaash,wuxuuna xisaabiye u ahaa shirkad ganacsi oo lagu magacaabo Horseed. Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal kooxo bastooladdo ku hubeysnaa ayaa toogtay ganacsadaha xili uu kasoo baxay Masaajid ku yaala xaafadda Raf&Raaxo ee Magaalada Boosaaso. Ma ...

Read More »

War Deg Deg:-Qarax Gaari oo Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

Qarax Gaari lagu xiray ayaa goordhaweyd  ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal qaraxaan ayaa ka dhacay Laamiga Seybiyaano Degmadda Hodan ee Gobolka Banaadir. Inta la xaqiijiyay 1-ruux ayaa ku dhintay  qaraxa,warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa lala eegtay gaari dagaal. Wixii kusoo kordha kala Soco Simbanews.com

Read More »

Faah-faahin;-Mas’uul Ka Tirsanaa Maamulka Gobolka Hiiraan oo Caawa la Dilay

Wararka ka imaanaya Magaaladda Baledweyne ee Gobolka hiiraan ayaa ku waramaya in kooxo hubeysnaa ay caawa magaaladaas ku dileen mas’uul ka Tirsanaa  Maamulka Gobolka Hiiraan. Dilkaan ayaa ka dhacay Xaafadda Holwadaag Agaagaarka Aargada sheikh xasan Barsame ee Magaaladda Beledweyne Gobolka Hiiraan. Mas’uulka la dilay ayaa lagu magacaabi jirey Cismaan Cali maadeey oo loo Cismaan Ganeey,wuxuuna kamid ahaa Shaqaalaha Maaliyadda gobolka ...

Read More »

Faah-faahin:-Ganacsade Abshir Muxudiin oo Lagu Dilay Magaaladda Muqdisho

  Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil maanta ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Dilkaan ayaa ka dhacay Xaafada Kaawo Godey ee degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir. Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal kooxo bastooladdo ku hubeysnaa ayaa toogtay Ganacsade si weyn loogu yaqaanay Xaafadda,islamarkaana Maqaayadd lagu cunteeyo halkaas ku lahaa. Ganacsadaha la dilay ayaa lagu magacaabi jirey Abshir Muxudiin. ...

Read More »

Mareykanka iyo Al-shabaab oo Ku Dagaalamay Degmadda Janaale

Dagaal u dhaxeeyay Ciidamadda Xarakadda Al-shabaab iyo kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Mareykanka ayaa xalay ka dhacay Degmadda Janaale ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Sida ay inoo xaqiijiyeen dadka deegaanka, dhinacyadda halkaas ku dagaalamay ayaa isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan,balse lama oga khasaaraha ka dhashay. Diyaaraha Mareykanka ayaa dagaalka kadib duqeeyay Goobo ku yaala Degmadda janaale ...

Read More »

Puntland oo Sheegtay Mamnuuc Inay Tahay in Laga Tahriibo Deeganadeeda

Maamulka Puntland ayaa sheegay in deeganadiisa uu ka Mamnuucay Tahriibka,islamarkaana cidii lagu helo falalka Tahriibka sharciga la horgeyn doono. Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jeneraal Muxudiin Axmed Muuse oo warbaahinta kula hadlay Magaaladda Boosaaso ayaa sheegay in digniin ay u dirayaan dadka wax Tahriibiya iyo dadka Tahriiba intaba. “Dhamaan Ciidamada Qaybaha Booliska waxaan farayaa tahriibka inuu xaaraan yahay, muddo ayaa la ...

Read More »