Author Archives: simba

Madaxweynaha: “Soomaaliya waxay saddexdii sanno ee la soo dhaafey guulo waaweyn ka soo hoysey dagaalka ka dhanka ah argagixisada”

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley Shir Madaxeed gaar ah oo looga hadlayey la dagaalanka kooxda ISIL iyo xagjirnimada, kulankaas oo uu martigeliyey Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama, kana dhacay xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York oo uu ka socdo Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Kulankan ayaa waxaa ka soo qeybgaley inta ...

Read More »

Madaxweynaha: “Waxan beesha caalamka uga mahad celinayaa sida ay uga go’an tahay inay taageero wax ku ool ah u fidiyaan Soomaaliya”

New York, 28 September, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ammaaney dalalka beesha caalamka ee ka qeybgaley shirkii gaarka ahaa arrimaha Soomaaliya looga hadlayey ee ka dhacay xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York. Madaxweynaha aya sheegay in Soomaaliya ay dadaal badan u gashey sidii waddanka iyo shacabka loogu abuuri lahaa mustaqbal wanaagsan oo ku ...

Read More »

Ku simaha Madaxweynaha Soomaaliya oo ku baaqay in la joojiyo colaadaha u dhaxeeya Walaalaha Sool iyo Nugaal

Ku simaha Madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo xiisadaha u dhaxeeya beelaha walaallaha ah ee ka jira deegaanno ka kala tirsan gobollada Sool iyo Nugaal. “Hor iyo horaan waxaan ka tacsideynayaa dadkii ku dhintay xiisadaha u dhaxeeya dadka walaallaha ah ee xoolo dhaqatada ah ...

Read More »

Wasiirka Maaliyadda oo Nairobi kula kulmay Bangiga horumarinta Africa

Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Farkeeti ayaa saaka dib ugu soo laabta magalaada Muqdisho, kadib markii shir looga hadlayey horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha dalka magaalada Nairobi kula soo qaatay Bangiga Horumarint Africa. Wasiirka ayaa saaka markii uu ka soo dagay garoonka diyaaradaha Aden Cade saxaafada kula hadlay ayaa faahfaahin ka bixiyey kulankii dhex maray Wasaaradda Maaliyadda iyo Bangiga ...

Read More »

British troops for Somalia peacekeeping mission

Dozens of British troops are to be sent to Somalia to help peacekeeping efforts to counter Islamist militants, David Cameron has announced. Up to 70 personnel will join a United Nations contingent supporting African Union troops fighting al-Shabab. Up to 300 could also be deployed in South Sudan over time. The PM, who will pledge the support at the UN ...

Read More »

Madaxweyne Xasan: “Soomaliya waxaa ay u baahan tahay dhismaha Ciidan Qaran”

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Max’uud ayaa golaha amaanka ee Qaramada midoobey ka dalbaday in ay ka caawiyaan dhismaha Ciidanka Milatariga Soomaaliya si ay ula wareegaan amniga dalka. Madaxweynaha ayaa isaga iyo Banki moon waxaa ay shirguddoominayeen shir gaar ah oo looga hadlayay arrimaha Soomaaliya oo ay ka qeybgaleen Ra’isalwasaaraha Dalka Turkiga,midka Ingiriiska iyo Waddamada ay Ciidamada ka jooogaan ...

Read More »

Taliska AMISOM oo Xaqiijisay in Askari ka tirsan Ciidankooda uu Toogtay Wiil Kubad Ciyaarayay

Taliska Guud ee AMISOM ayaa xaqiijiyay in Askari ka tirsan Ciidamadooda uu ku Toogtay Shalay Gellinkii dambe Wiil Kubad ku Ciyaarayay Agagaarka Garoonka Kubadda Cagta ee Muqdisho Stadium. Afhayeenka AMISOM, Col. Paul Njuguna ayaa sheegay in baaritaan ay ku hayaan Qaabka uu u dhacay Falkan Dilka ah ee uu Geystay Askariga Ciidamadooda ka Tirsan ee ku Sugan Saldhigga ay ku ...

Read More »

Bandhig Aqooneed loogu dabaal degayey Sanad guurrada 10aad ee Jaamacadda Plasma oo Muqdisho Lagu Qabtay

Xildhibaanno, mas’uuliyiin, abwaanno, aqoon yahanno iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu soo gebagebeynayey bandhig aqooneed loogu dabaa degayey sanad guurrada 10aad ee kasoo wareegatay markii la aas aasay Jaamacadda Palasma oo lagu qabtay xarunta jaamacadda. Munaasabada daah furka Jaamacadda oo ka dhacday Hoolka Jaamacadda ayaa waxaa ka hadlay Guddoomiyaha Jaamacadda Plasma Dr. Xasan Maxamed Xasan (Xasan Kaafi) ...

Read More »

Taliyaha Ciidamada Midowga Yurub Ee Somaaliya Iyo Wafdi Uu Hogaaminayay Oo Gaaray Baladweyne

Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa maanta gaaray taliyaha guud ee ciidamada Midowga Yurub General Patrick De Rousiers, iyadoo si wanaagsan ay ugu soo dhaweeyeen garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaaladaasi saraakiil ka tirsan Ciidanka AMISOM ee ka howlgalaya gobolka iyo mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Hiiraan. Generalkan ayaa waxaa safarkiisan Baladweyne ku wehliyay wakiilka Midowga Yurub ee ...

Read More »