Sambaloolshe:- Dawladda Ayaa Faragalisay Doorashadii La Iiga Guuleystay + Dhageyso

0
Agaasimihii hore ee hay'adda nabad-sugidda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe

Cabdullaahi Maxamed Cali Sanabloolshe gaasimihii hore ee hay’adda nabad-sugidda Soomaaliya ayaa eedeeyay qaabkii ay u dhacday doorashadii dhowaan ka dhacay magaalada Jawhar ee Gobolka Shabeellda Dhexe ee looga guulaystay kursigiisii hore ee baarlamaanka dowlada soomaaliya

gaasimihii hore ee hay’adda nabad-sugidda ayaa waxaana uu ku eedeeyey in dawladdu ay faragelin ku samaysay doorashadaasi isla markaana ay dhaqaale ku taageertay musharraxa ku guulaystay.

Halkaan hoose ka Dhageyso Codka Agaasimihii Hore ee Hay’adda Nabad-sugidda Sanabloolshe

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here