Cabdullaahi Maxamed Cali Sanabloolshe gaasimihii hore ee hay’adda nabad-sugidda Soomaaliya ayaa eedeeyay qaabkii ay u dhacday doorashadii dhowaan ka dhacay magaalada Jawhar ee Gobolka Shabeellda Dhexe ee looga guulaystay kursigiisii hore ee baarlamaanka dowlada soomaaliya
gaasimihii hore ee hay’adda nabad-sugidda ayaa waxaana uu ku eedeeyey in dawladdu ay faragelin ku samaysay doorashadaasi isla markaana ay dhaqaale ku taageertay musharraxa ku guulaystay.
Halkaan hoose ka Dhageyso Codka Agaasimihii Hore ee Hay’adda Nabad-sugidda Sanabloolshe

