Chelsea iyo Spurns oo ku Dagaalamaya Xidig ka Tirsan kooxda Atletico Madrid 

0

Kooxaha Chelsea iyo  Tottenham ee dalka Ingiriisa  ayaa ku dagaalamaya soo xiro galinta laacibka weerarka kaga ciyaara kooxda Atletico Madrid  ee Jackson Martinez,

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Colombia ayaa xili ciyaareedkaan ku guuldareystay in uu la qabsado Nolosha kooxda Magaalada Madrid ka dhisan ee Atletico Madrid isagoona u dhaliyay 3-gool 15-kulan uu kasoo Muuqday,

Dhanka kale 29-jirkaan ayaa xili ciyaareedkaan loo ogalaan doonaa in uu ka dhaqaaqo kooxda  isagoona si amaah ah ugu biiraya kooxo kale waxaana haatan ku dagaalamaya kooxaha Chelsea iyo Spurs

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here