Dhageyso;- shariif xasan hadii Federaalka La waayo Dowlada Somalia wey Bur bureysa

0
The Interim South West Administration (ISWA) President Sharif Hassan Sheikh Adan addresses guests during the Medal Award Ceremony in Baidoa , Somalia on March 28 2015. AMISOM Photo / Sabir Olad.

Maamulka Koofur Galbeed ayaa Ka digay Qorshe lagu Bur-buriyo Nidaamka Federaalka Soomaaliya.

Madaxweyne shariif Xasan Sheekh Aadan Oo Warbaahinta Kula Hadlayay Magaalada Baydhabo ayaa sheegay In hadii uu bur buro Nidaamka Federaal-ka Ay Dowlada somaaaliya Iyana Bur bureyso Hadii Dowlada Ay Bur burtana Uu Maamulka Koofur galbeed uu Meesha ka baxayo

Madaxweynaha oo sii hadlaya ayaa sheegay iney koofur Galbeed KU Dhagnaan Doonto Nidaamka Federaalka ayna Ka hortagi doonaan shaqsiyaadka wada Qorshaha Ka dhanka ah Hananka Federaal-ka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here