Dhageyso;- Wasaarada Amniga Soomaaliya Oo Amaro Adag Dul Dhigtay Ganacsatada Muqdisho

0

Wasaarada Amniga Xukuumada Soomaaliya ayaa mar kale Amaro Dul dhigtay Ganacsatada Maalgalisa Dagaalamayaasha Al-shabaab ee ku Sugan magaalada Muqdisho

Afayeenka Wasaarada Amniga Gudaha Axmed Maxamuud Maxamed ”Sayid Axmed Carab” oo la hadlay Idaacada Simba ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay iney digniin U dirayaan Kuwa Doonaya iney Amni helaan kuna Hoos Noolaadaan Dowlada, hadana maal Galiyaan Xarakada Al-shabaab iney Arintaasi suura Gali Doonin digniintii 2-aad Ay u Dirayaan.

Mahan Markii ugu horeysay oo ay wasaarada amniga xukuumada soomaaliya digniin U dirto ganacsatada Maal galisa Dagaal yahanada Xarakada Al-shabaab

171004_002

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here