133 Ruux Oo Lagu Dilay Duqeymo Cirka Ah (Akhriso)

0

faah faahino Dheeri ah ayaa laga helayaa duqeymo diyaaradeed oo ka kala dhacay magaalooyinka Raqa iyo deer Al-Soor ee Dalka Suuriya.

Duqeymahaan oo Ay geesanayeen Diyaaradaha Dagaalka Xulafada Uu Mareykanka Hogaaminaayo Ayaa lasheegay iney inta badan Gantaalo Ku Garaacayeen Guryo Iyo Fariisimo ku yaala magaalada Deer Al-soor ee Dalka Suuriya.

Talefishinka AL-jazeera kheybtiisa carabiga ayaa sheegtay Gantaaladii lagu Tuurayay magaalada Deer Al-soor iney Ku Naf waayeen ku dhawaad 120 ruux oo u Badan Dad shacab ah.

halka magaalada raqa iyana Duqeynta Ka dhacday ay ku Geeriyoodeen ilaa iyo 13 ruux oo u badan Rayid.

Wali majirto wax war ah oo kasoo baxay Xulafada uu Mareykanka Hogaamiyo

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here