Waxaa weli soconeyso tirinta cododka doorashada gudoomiyaha baarlamaanka soomaaliya waxa gordhow la furay santuuqi labaad ee doorashada.
Waxaa muuqanaya in tirinta cododki ugu badnaa uu helay Prof Maxamed Cismaan jawaari halka xidig uu helay codod ka hooseeya kuwa jawaari.
Xildhibaanada ayaa buuq badan sameeyay kadib marki cododki Waxaa weli soconeyso tirinta cododka doorashada gudoomiyaha baarlamaanka soomaaliya waxa gordhow la furay santuuqi labaad ee doorashada.
Waxaa muuqanaya in tirinta cododki ugu badnaa uu helay Prof Maxamed Cismaan jawaari halka xidig uu helay codod ka hooseeya kuwa jawaari.
Jawaari ayaa helay codod gaaraya 141 cod isaga oona ku soo bixi karay kaliyah 139 cod
Balse xidig ayaa helay codod gaaraya 97 cod.
Weli gudiga kuma aysan dhawaaqin natiijada balse waxaa cad in jawaari uu helay cododki ugu badnaa ee uu ku soo bixi karay.