War Deg Deg ah:- Risaas Xoogan Oo Laga maqlayo Magaalada Baydhabo

0

Wararka ka imaanaya magaalad abaydhabo ee gobolka bay ayaa ku waramaya in halka laga maqlayo dhawaqa risaas xoogan.Dad ku sugan magaalada ayaa warbaahinta Simba u sheegay in jihooyin badan oo magaalada in ay ka dhaceyso risaas xoog leh.

Risaasta ayaa ah mid logu dabaal degayo Gudoomiyaha Cusub ee baarlamaanka soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari.

Weli gudiga doorashada gudoonka baarlamaanka natiijada saxda ma aysan cadeyn balse waxa uu jawaari helay cododki loo baahna I lagu soo baxo isagoona helay codod gaaraya 141 halka musharax xidig oo isagana aha ninka ku dhawaa uu helay codod gaaraya 97 cod.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here