War Deg Deg ah ah :- Jawaari Oo Si rasmi ah u noqday Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

0

Waxaa weli soconeyso tirinta cododka doorashada gudoomiyaha baarlamaanka soomaaliya waxa gordhow la furay santuuqi labaad ee doorashada.

Waxaa  muuqanaya in tirinta cododki ugu badnaa uu helay  Prof Maxamed Cismaan jawaari  halka xidig uu helay codod ka hooseeya kuwa jawaari.

Xildhibaanada ayaa buuq badan sameeyay kadib marki cododki Waxaa weli soconeyso tirinta cododka doorashada gudoomiyaha baarlamaanka soomaaliya waxa gordhow la furay santuuqi labaad ee doorashada.

Waxaa  muuqanaya in tirinta cododki ugu badnaa uu helay  Prof Maxamed Cismaan jawaari  halka xidig uu helay codod ka hooseeya kuwa jawaari.

Jawaari ayaa helay codod gaaraya 141 cod isaga oona ku soo bixi karay  kaliyah 139 cod

Balse xidig ayaa helay codod gaaraya 97 cod.

Weli gudiga kuma aysan dhawaaqin natiijada  balse waxaa cad in jawaari uu helay cododki ugu badnaa ee uu ku soo bixi karay.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here