Jose Mourinho oo u Dhaqaaqaya Laacibka Reer Holland ee Sneijder

0

Warar soo baxaya ayaa Tilmaamaya in macalinka kooxda Chelsea Jose Morinho uu u dhaqaaqayo  bisha Junuary laacibka qadka dhexe ee Galatasaray’ ee dalka Turky-ga Wesley Sneijder

Macalin Jose Morinho ayaa xidigaan macalin ugu ahaa kooxda Inter Milan ee Dalka  Talyaaniga isagoona ay iskula guuleysteen koobka Champions League xili ciyaareedkaan sanadkii 2010-kii

Fanatik oo ah majalada kasoo baxda dalka Turky-ga  ayaa kusoo waramaysa in macalinka reer Portugal oo xiiseenaysa laacibka reer Holland Wesley Sneijder oo xiligaan ka xamaashta Horyaalka dalka Turky-ga

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here