Warar soo baxaya ayaa Tilmaamaya in macalinka kooxda Chelsea Jose Morinho uu u dhaqaaqayo bisha Junuary laacibka qadka dhexe ee Galatasaray’ ee dalka Turky-ga Wesley Sneijder
Macalin Jose Morinho ayaa xidigaan macalin ugu ahaa kooxda Inter Milan ee Dalka Talyaaniga isagoona ay iskula guuleysteen koobka Champions League xili ciyaareedkaan sanadkii 2010-kii
Fanatik oo ah majalada kasoo baxda dalka Turky-ga ayaa kusoo waramaysa in macalinka reer Portugal oo xiiseenaysa laacibka reer Holland Wesley Sneijder oo xiligaan ka xamaashta Horyaalka dalka Turky-ga

