Mario Balotelli oo loo Duuliyay dalka Germany si Qaliin loogu Sameeyo

0

Xidiga kooxda AC Milan iyo xulka dalka Talyaaniga Mario Balotelli ayaa maanta oo arbaco ah la Filayaa in qaliin lagula  sameeyay Magaalada Munich ee dalka Germal-ka

Weeraryahanka ay leedahay kooxda Liverpool Mario Balotelli ayaa dhaawac waxa uu soo gaaray kulankii ay guuldarada  kala Kulmeen kooxda Genoa ciyaar dhacday Bishii September 27-deeda,

Macalinka kooxda ac Milan Ninka reer Serbia Sinisa Mihajlovic oo saxaafada la Hadlay ayaa cadeyn waayay waqtiga la heli doono weeraryahanka reer Talyaani Mario Balotelli

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here