Haweeney isku Qarxisay Guri ku Yaala Magaalada Saint-Denis ee dalka France+ Sawiro

0

Wararka ka imaanaya Magaalada Paris ee dalka France ayaa ku waramaya in haweeney lagu Tuhmaayo In ay ka Tirsan tahay kooxda Daacish ay isku qarxisay Guri ay saakay weerar ku qaadeen ciidamada si Gaar ah u Tababaran ee ka Tirsan  Booliska France.

Ciidamada Booliska Dalka France ayaa weerarkaan ku qaaday Magaalada Saint-Denis  ee ku Taala Dalka France gaar ahaan Guri ay ku sugnaayeen Rag Laamaha amaanka dalka France ay ku sheegeen in ay ka Tirsan yihiin kooxda Daacish,

5-kamid ah Booliska dalka France ayaa ku dhaawacmay Rasaas ay isweedaarsadeen ciidamada Booliska dalka France iyo Raga Lagu Tuhmaayo in ay ka Tirsan Yihiin kooxda Daacish ee saakay Lagu weeraray guri ku Yaalay Magaalada Saint-Denis ee  Dalka France.

Sidoo kale Booliska dalka France ayaa guriga ku Yaala Magaalada Saint-Denis  ee  Dalka France sheegay in ay  ku sugnaayeen  Abdelhamid Abaaoud, iyo Salah Abdeslam, ee laamaaha amaanka dalkaas ay sheegeen in ay dambeeyeen weeraradii ka dhacay Magaalada Paris ee dalka France. Todobaadkii aynu soo dhaafnay,

2E8D4A0E00000578-3323196-Operation_Police_and_the_French_army_pictured_have_surrounded_a_-a-25_1447831132779 2E8D19B600000578-3323196-Police_using_shields_have_point_their_guns_as_scores_of_police_a-a-27_1447831132781 2E8D026E00000578-3323196-Shots_have_been_being_exchanged_in_the_large_police_operation_in-a-30_1447831132960 2E8D278D00000578-3323196-Fears_Armed_police_stop_and_search_a_man_in_the_street_near_the_-a-26_1447831132780 2E8D894C00000578-3323196-In_their_sights_Police_move_in_on_the_apartment_where_the_female-a-8_1447836304954 2E8D178200000578-0-image-a-2_1447831602607 2E8DAAAB00000578-3323196-On_high_alert_Three_men_holed_up_inside_the_apartment_were_arres-a-11_1447836387734 2E8E0FBC00000578-3323196-image-a-13_1447838372043 2E8E13C800000578-3323196-image-a-23_1447838812697 2E8D1A7500000578-3323196-Agence_France_Presse_reports_that_the_target_of_the_police_siege-a-22_1447831132776 2E8D1C0F00000578-3323285-image-a-3_1447831730371

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here