Xidiga kooxda Manchester United Anthony Martial oo Dhaawac Loogu Cabsi Qabo

0

Weeraryahanka kooxda Manchester United Anthony Martial ayaa laga  cabsi qabaa In  dhaawac daran  uu  soo gaaray kulankii xalay faransiiska uu guuldaro 2:0 ah uu kala kulamay  xulka dalka England.

19-jirkaan weerarka kaga ciyaara kooxda Manchester United ayaa lagu badalay weeraryahanka kooxda Atheltic Madrid Antoine Griezman daqiiqadii 67-aad xili Engaland ay goolal ka heleen xidigaha Dele Alli iyo Wayne Rooney

Macalinka xulka dalka France macalin Didier Deschamps ayaa hoos u dhigay wararka ku aadan in uu dhaawac soo gaaray weeraryahanka kooxda Manchester United super Anthony Martial

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here