Smail Chergui, oo ah Gudoomiyaha Nabadda iyo ammaanka ee Urur Midawga Afrikca ayaa bartiisa twitter-ka hadalkaan ku sheegay shalay oo Isniin aheed.
Hawlgalka AMISOM ciidamada qaranka Somalia ayaa siwadjir ah masuul uga ahay ammaanka Somalia iyo ladagaalanka Xarakada Al shabaab..
Smail Chergui, ayaa waxaa uu u mahadceliyay dawlada Shiinaha iyo dadkeeda taageerada ay ka geysanayaan dadaalada nabada ee Somalia iyo deeqdaan ugu dambaysay ee $1.2 million oo loogu talagalay ciidamada AMISOM ee Somalia jooga.
Dhawaan dawalada Brundi ayaa waxa ay ku dhawaaqday in ciidamadeeda ay kala baxayso Somalia maadama aysan gunooyinkii ay lahaayeen.

