Dawlada Shiinaha oo Sheegtay $1.2m in ay ugu Deeqayso Dadaalada Nabada ee Somalia

0

Smail Chergui, oo ah Gudoomiyaha Nabadda iyo ammaanka ee Urur Midawga Afrikca ayaa bartiisa twitter-ka hadalkaan ku sheegay shalay oo Isniin aheed.

Hawlgalka AMISOM ciidamada qaranka Somalia ayaa siwadjir ah masuul uga ahay ammaanka Somalia iyo ladagaalanka Xarakada Al shabaab..

Smail Chergui, ayaa waxaa uu u mahadceliyay dawlada Shiinaha iyo dadkeeda taageerada ay ka geysanayaan dadaalada nabada ee Somalia iyo deeqdaan ugu dambaysay ee $1.2 million oo loogu talagalay ciidamada AMISOM ee Somalia jooga.

Dhawaan dawalada Brundi ayaa waxa ay ku dhawaaqday in ciidamadeeda ay kala baxayso Somalia maadama aysan gunooyinkii ay lahaayeen.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here