Weeraryahanka kooxda Atletico Madrid Jackson Martinez ayaa laga saaray xulka dalka colombia ciyaaraha isreereebka koobka aduunka ee wajihi doona xulka dalka Argentina ciyaarta Todobaadkaan Gudihiisa dhacaysa.
Laacibka reer Colombia Jackson Martinez ayaa ku dhaawacmay kulankii khamiistii ay la ciyaareen xulka dalka chile taasi oo kusoo dhamaatay Barbaro 1:1 ah
Xidiga Martinez, ayaa xulkiisa Colombia u dhaliyay 10-goal 35-kulan uu kasoo muuqday dhamaan Tarmada oo dhan waxayna waaxda caafimaadka ee xulka dalka Colombia ay sheegeen in uusan ciyaari Karin ciyaarta argentine,
sidoo kale macalinka xulka dalka Colombia

