Gary Neville : Manchester United waa in ay lasoo wareegtaa xidiga Gareth Bale

0

Macalin ku-xigeenka xulka dalka Ingiriiska Gary Neville ayaa aaminsan in Manchester united ay lasoo wareegi doonto garabka kooxda Real Madrid Gareth Bale markii loo eego xidigii Hore ee kooxda Manchester United Cristiano Ronaldo.

Cristiano Ronaldo oo ka dhaqaaqay kooxda Manchester United xili ciyaareedkii 2009-kii isagoona  ku biiray kooxda los Blancos xili lagu iibsaday lacago waali ah intuu ku sugnaa kooxda Real Madrid ayuu ku guuleystay 2- Ballon d’Or

Laacibka heerka caalami ee xulka dalka Portugal ayaa sidoo kale la aaminsan yahay in uu dib ugu soo laaban doono kooxdiisa Hore ee Manchester United inta uusan ka fariisan kubada cagta.

Laakin xidigii Hore ee kooxda Manchester United Gary Neville ayaa aaminsna in Manchester united uu ku wacan yahay laacibka reer wales ee Gareth Bale

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here