Jackson Martinez oo laga saaray xulka dalka Colombia

0

Weeraryahanka kooxda Atletico Madrid Jackson Martinez ayaa laga saaray xulka dalka colombia  ciyaaraha isreereebka koobka aduunka ee wajihi doona xulka dalka Argentina ciyaarta Todobaadkaan Gudihiisa dhacaysa.

Laacibka reer Colombia Jackson Martinez ayaa ku dhaawacmay kulankii khamiistii ay la ciyaareen xulka dalka chile taasi oo kusoo dhamaatay Barbaro 1:1 ah

Xidiga Martinez, ayaa xulkiisa Colombia u dhaliyay 10-goal 35-kulan uu kasoo muuqday dhamaan Tarmada oo dhan waxayna waaxda caafimaadka ee xulka dalka Colombia ay sheegeen in uusan ciyaari Karin ciyaarta argentine,

sidoo kale macalinka xulka dalka Colombia

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here