Caaro-Caaro Weerar ku Qaaday labo School oo ku Yaalo Magaalada London+ Sawiro

0

Labo kamid ah schoolada Bariga magaalada London  ee dalkaasi Ingiriiska ayaa la xiray Kadib Markii ay weerar kusoo qaaday  ”Caara-caarada Carmalada La yiraahdo

Schoolada kala ah Osmani School iyo Thomas Buxton School oo ku Yaala Bariga Magaalada London ayaa la xiray Kadib markii lagu arkay ”Caara-caarada Carmalada La yiraahdo

Maamulka schoolada Osmani School iyo Thomas Buxton School ayaa ardayda ku amray in Guryahooda ay adaan iyagoona schoolada kusoo laaban doona marki laga saaro ”Caara-caarada Carmalada La yiraahdo   oo wali ku dhaxjirta labada school,

Labada school waxaaa Haatan ka socda Baritaano loogu soo saarayo caara-caarada oo wali la sheegay in ay ku jirto labada school.

Dhanka kale Dalka Ingiriiska ayaa kamid ah dalalka inta badan ay ku Nool yihiin ”Caara-caarooyinka waxaa daraasad la sameeyay Lagu ogaatay in malaayin ay ku nool Yihiin dalkaas oo caaro-caaro ah.

22DADD1C00000578-0-image-a-16_1447417186524 2E69223300000578-3316993-image-a-21_1447419357148 2E69223B00000578-3316993-image-a-22_1447419361999

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here