Marekanka oo Rumeysan in la dilay Ninkii Daacish u Qaabilsanaa Gowraca ee Jihadi John+ Sawiro

0

Dowlada wadanka Marekanka ayaa sheegtay in  dilay Jihadi John oo kamid ahaa Hogaamiyaasha kooxda Daacish ee Iraq iyo Syria ka dagaalanta,

Pentagon-ka Marekanka ayaa rumeysan in Boqolkiiba 99% lagu guuleystay in la dilo ninkii kooxda Daacish  u qaabilsanaa Gowraca ee Lagu magacaabi Jirey Mohammed Emwazi laakin markii dambe la baxay Jihadi John.

Mohammed Emwazi  oo loo yaqaano Jihadi John ayaa asal ahaan kasoo jeeda wadanka ingiriiska wuxuuna dhawaan shaaciyay In uu ku biiray kooxda ka dagaalanta dalalka Syria iyo ciraaq ee Daacish.

Jihadi John ayay dowlada wadanka Marekanka waxa ay ku eedeysay in uu ka dambeeyay gowracyo lagu sameeyay dad kasoo jeeda wadanka Marekanka iyo wadamo kale  uuna kmaid ah Gowricii lagu sameeyay wariyihii u dhashtay wadanka Japan.

Dhanka kale war qoraal ah oo kasoo baxay Raisulwasaaraha wadanka Ingiriiska David Cemeroon ayaa lagu sheegay in ingiriiska uu soo dhaweynaayo weerarada lagu dilaayo dadka kasoo jeeda ingiriiska ee ku biiray daacish.An aerial view of explosions at a fortified position in what Russia says was an ISIS ammunition depot in Syria. ISIS executioner Jihadi John is believed to have been killed in a similar strike by a U.S. drone

Symbolic: Anti-ISIS activist group Raqqa Is Being Slaughtered Silently said Emwazi was thought to have been hit near a clock tower (above) in the city centre where ISIS has carried a number of public executionsPentagon Press secretary Peter Cook said: 'US forces conducted an airstrike in Raqqa, Syria, on November 12, 2015 targeting Mohamed Emwazi, also known as "Jihadi John" (file photo)Officials in the US are still trying to determine whether he has been killed, following the drone attacks in Raqqa, Islamic State's capitalOfficials in the US are still trying to determine whether he has been killed, following the drone attacks in Raqqa, Islamic State's capital

This annotated image posted online by anti-ISIS activists Raqqa Is Being Slaughtered Silently claims to show where Emwazi is believed to have been killed (circled), just yards from the group's headquarters in Raqqa

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here