Kooxaha Horyaalka Ingiriiska oo Wada Xiiseenaya Xidiga Roma Kostas Manolas

0

Kooxda arsenal ayaa shaaciysay in uu bartilmaameedkeeda kowaad  yahay xili ciyaareedka dambe  daafaca kooxda Roma Kostas Manolas.

Daafaca dhexe ee kooxda Roma ayaa bartilmaameed waxaa xili ciyaareedkaan ka dhiganayay  kooxda Horyaalka dalka ingiriiska ka ciyaara sida Chelsea, Everton iyo  Manchester United, kadib bandhigiisa horyaalka dalka Talyaaniga.

Macalinka kooxda arsenal Arsene Wenger ayaa dhankiisa sheegay in xidiga heerka caalami ee xulka dalka Gree-ka ee Kostas Manolas uu yahay laacib soo jiitay dhamaan taageerayaasha arsenal sidaas darteed ay kooxda u doonayso.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here