Wararka Puntland oo beenisay war kasoo baxay dowlada Soomaliya. By Radio Simba - Mayıs 27, 2024 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Mamul goboleedka puntland ayaa beenisay war dhawaan kasoo baxay Dowlada federalka ee soomaliya kaasi oo ah in Ciidanka xooga dalka ay howlgalo ka sameyeen degaanada puntland Aqriso warsaxaafadeedkaan hoose