Puntland oo beenisay war kasoo baxay dowlada Soomaliya.

0

Mamul goboleedka puntland ayaa beenisay war dhawaan kasoo baxay Dowlada federalka ee soomaliya kaasi oo ah in Ciidanka xooga dalka ay howlgalo ka sameyeen degaanada puntland

Aqriso warsaxaafadeedkaan hoose

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here