Maxkamada gobolka baandir oo manta fadhi Dacwad ah ka yeelatay Tiktokar caan ah.

0

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay dhagaysiga garmaqalka kiis dacwadeed uu eedeysane ka yahay Hanad Cabdiraxmaan Maxamed, kaas oo xafiiska Xeer-Ilaaliyaha guud Qaranka uu kusoo eedeeyey faafinta muuqaalo iyo sawirro khilaafsan dhaqanka suuban ee Bulshada Soomaaliyeed.

Xafiiska Xeer-ilaalinta ayaa soo bandhigay muuqaalo iyo sawirro uu baraha bulshada ku faafiyay ninkaan, iyadoo la sheegay in waxyaabaha uu baahiyey ay kasoo hor jeedaan dhaqanka bulshada.

Maxkamadda ayaa maanta soo gabagabeysay dhageysiga kiiskaan, waxayna ka soo saari doontaa go’aan rasmi ah.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here